{"id":121590,"date":"2019-01-01T20:19:15","date_gmt":"2019-01-01T18:19:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121590"},"modified":"2019-01-01T20:19:15","modified_gmt":"2019-01-01T18:19:15","slug":"xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso)"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Kudlada Badbaado Qaran, ayaa soo dhoweeyey waraaq uu qoray Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaablisan Soomaaliya, Nicolas Haysom, u diray DF oo ku saabsan dhacdooyinkii Baydhaba ka dhacaykadib xarigii mukhtaar Roobow, waxayna dalab u direen dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p>Warqaddaas ayaa dowladda looga dalbaday inay soo bandhigto faahfaahin ku saabsan gabood falyadii ka dhacay Baydhaba iyo xarigii Mukhtaar Roobow.<\/p>\n<p>Kudlada Badbaado Qaran waxaa ka mid ah xildhibaanada xisbiyada Nabada, Wadajir UPD, iyo xildhibaano madaxbanaan oon aan weli xisbiyo ka mid ahayn.<\/p>\n<p>Qoraalka xildhibaanada Kudlada ayaa lagu yiri \u201cWaxaan sidoo kale soo dhowaynaynaa walaaca ay ka muujiyeen dalalka, Ingiriiska, Jarmalka iyo ergada ka socota Midowga Yurub dhaqanka ciidanka amniga ee ku sugnaa dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xildhibaanada Kudlada Badbaado Qaran ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda Mareykanka ay ka aamustay arrintan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa wax laga xumaado ah aamusnaanta Maraykanka ee ku aaddan arrimaha qallafsan ee siyaasadeed Soomaaliya gaar ahaan sida Xukuumadda Federaalku ugu tumato shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ah ee xuquuqda aadamaha. Marka la eego dhaqanka soo jireenka ah ee dawlada Maraykanku ugu ololeyso dawlad wanaagga iyo dimoqraadiyada, waxa aan la fahmi karin in Maraykanku ka aamuso ku tumashada xuquuqda aadamaha ee aan geed loogu soo gabban oo ay ka mid tahay xoogga xad dhaafka ah ee loo isticmaalay shacabka Baydhabo taas oo sababtay dhimashada qiil la\u2019aanta ah ee 13 qof oo uu ka mid yahay xildhibaan degaanka ah, dhaawac faro badan, caburrin siyaasadeed, xannibaad ka dhan ah xorriyada qawlka, isu imaanshaha, urur ka mid noqoshada, iyo dhaqdhaqaaqa oo intaba dastuurku lama taabtan ka dhigay\u201d<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka xildhibaanada oo dhamaystiran.<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-121590 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/warmutiyeed-nsc-1-jan-2019-un-us-2-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1700\" height=\"2200\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Warmutiyeed-NSC-1-Jan-2019-UN-US-2-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Warmutiyeed-NSC-1-Jan-2019-UN-US-2-1.jpg 1700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Warmutiyeed-NSC-1-Jan-2019-UN-US-2-1-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Warmutiyeed-NSC-1-Jan-2019-UN-US-2-1-768x994.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Warmutiyeed-NSC-1-Jan-2019-UN-US-2-1-791x1024.jpg 791w\" sizes=\"(max-width: 1700px) 100vw, 1700px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/warmutiyeed-nsc-1-jan-2019-un-us-2-2-768x994\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"994\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Warmutiyeed-NSC-1-Jan-2019-UN-US-2-2-768x994.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Warmutiyeed-NSC-1-Jan-2019-UN-US-2-2-768x994.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Warmutiyeed-NSC-1-Jan-2019-UN-US-2-2-768x994-232x300.jpg 232w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Kudlada Badbaado Qaran, ayaa soo dhoweeyey waraaq uu qoray Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaablisan Soomaaliya, Nicolas Haysom, u diray DF oo ku saabsan dhacdooyinkii Baydhaba ka dhacaykadib xarigii mukhtaar Roobow, waxayna dalab u direen dowladda Mareykanka. Warqaddaas ayaa dowladda looga dalbaday inay soo bandhigto faahfaahin ku saabsan gabood falyadii ka dhacay Baydhaba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121593,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121590","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada Kudlada Badbaado Qaran, ayaa soo dhoweeyey waraaq uu qoray Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaablisan Soomaaliya, Nicolas Haysom, u diray DF oo ku saabsan dhacdooyinkii Baydhaba ka dhacaykadib xarigii mukhtaar Roobow, waxayna dalab u direen dowladda Mareykanka. Warqaddaas ayaa dowladda looga dalbaday inay soo bandhigto faahfaahin ku saabsan gabood falyadii ka dhacay Baydhaba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-01T18:19:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-3-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/\",\"name\":\"Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-3-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-01T18:19:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-3-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-3-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso) - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada Kudlada Badbaado Qaran, ayaa soo dhoweeyey waraaq uu qoray Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaablisan Soomaaliya, Nicolas Haysom, u diray DF oo ku saabsan dhacdooyinkii Baydhaba ka dhacaykadib xarigii mukhtaar Roobow, waxayna dalab u direen dowladda Mareykanka. Warqaddaas ayaa dowladda looga dalbaday inay soo bandhigto faahfaahin ku saabsan gabood falyadii ka dhacay Baydhaba [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-01T18:19:15+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-3-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/","name":"Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-3-1.jpg","datePublished":"2019-01-01T18:19:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-3-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-3-1.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-labaxay-badbaado-qaran-oo-soodhaweeyay-hadalkii-wakilka-unka-ee-somaliyaakhriso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanada labaxay Badbaado Qaran oo soodhaweeyay hadalkii wakilka UNka ee somaliya(Akhriso)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121590"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121594,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121590\/revisions\/121594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121593"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}