{"id":121662,"date":"2019-01-02T12:07:17","date_gmt":"2019-01-02T10:07:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121662"},"modified":"2019-01-02T12:07:17","modified_gmt":"2019-01-02T10:07:17","slug":"antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada Muqdisho, halkaasoo shalay madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay.<\/p>\n<p>Illaa todobo madaafiic ayaa ku dhacay xarunta UNSOM ee ku taal xeyndaabka Xalane, waxaa ku dhaawacmay labo ka mid ah shaqaalaha UN-ka iyo hal qandaraasle, waxaa la sheegay in dhamaantood dhaawacooda uu yahay mid fudud.<\/p>\n<p>Antonio Gutters ayaa sheegay in ficilkan uu yahay mid xadgudub ku ah sharciga caalamiga ah ee bani\u2019aadanimada..<\/p>\n<p>Mr Guterres ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay arrintan baarto \u201cWaa in la baaraa weerarkaas, si degdeg ah cadaalada loo horkeenaa kuwii ka mas\u2019uulka ahaa\u201dayuu yiri Antonio Guterres.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in weerarkan aanu dib u dhigi doonin dadaalada Qaramada Midoobey ee sii wadida taageerada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, sidii nabadda iyo xasilooni looga dhalin lahaa dalka.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarka lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Saacado kaddib weerarkaas dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal dalka looga ceyrinayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay madax banaanida Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada Muqdisho, halkaasoo shalay madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay. Illaa todobo madaafiic ayaa ku dhacay xarunta UNSOM ee ku taal xeyndaabka Xalane, waxaa ku dhaawacmay labo ka mid ah shaqaalaha UN-ka iyo hal qandaraasle, waxaa la sheegay in dhamaantood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121663,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada Muqdisho, halkaasoo shalay madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay. Illaa todobo madaafiic ayaa ku dhacay xarunta UNSOM ee ku taal xeyndaabka Xalane, waxaa ku dhaawacmay labo ka mid ah shaqaalaha UN-ka iyo hal qandaraasle, waxaa la sheegay in dhamaantood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-02T10:07:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/UNHCR-Chief1-681x454.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"454\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/\",\"name\":\"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/UNHCR-Chief1-681x454.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-02T10:07:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/UNHCR-Chief1-681x454.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/UNHCR-Chief1-681x454.jpg\",\"width\":681,\"height\":454},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho - Wardoon","og_description":"Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada Muqdisho, halkaasoo shalay madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay. Illaa todobo madaafiic ayaa ku dhacay xarunta UNSOM ee ku taal xeyndaabka Xalane, waxaa ku dhaawacmay labo ka mid ah shaqaalaha UN-ka iyo hal qandaraasle, waxaa la sheegay in dhamaantood [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-02T10:07:17+00:00","og_image":[{"width":681,"height":454,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/UNHCR-Chief1-681x454.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/","name":"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/UNHCR-Chief1-681x454.jpg","datePublished":"2019-01-02T10:07:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/UNHCR-Chief1-681x454.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/UNHCR-Chief1-681x454.jpg","width":681,"height":454},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay baarto weerarkii Xarunta UN-ka ee Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121662"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121664,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121662\/revisions\/121664"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121663"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}