{"id":121668,"date":"2019-01-02T12:27:02","date_gmt":"2019-01-02T10:27:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121668"},"modified":"2019-01-02T12:27:02","modified_gmt":"2019-01-02T10:27:02","slug":"xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid baarlamaanka ayaa su\u2019aalo cajiib ah ka keenay warqadii xalay kasoo baxday xafiiska wasaaradda arimaha dibadda, waxaana qoraalkiisa uu u qornaa sidan:-<\/p>\n<p>Awoodda Ergaygu waa mid ku tiirsan xoogga ciddii soo dirsatay, awoodda ninka wax eryayna waa mid ku tiirsan awoodda kan la eryay!,waxaan hubaa degdegta lagu soo saaray, waqtiga la soo saaray iyo saamaynta ay dalka ku keeni karto intaba warqaddaas inaan si qoto-dheer looga baaraan-degin.<\/p>\n<p>Kalimadaha \u201cWadaniyad iyo madaxbanaani\u201d oo asal ahaan ah kalimado wanaagsan waxaa laga dhigay shaati la gashado marka dad la siraayo ama kuwa kale la xumaynaayo, waxaana laga bixiyey xuduudoodii lagu aqoon jirey.<\/p>\n<p>Qodob dastuuri ama sharci kale oo caalami ah oo loo cuskaday warqaddaas dalka looga eryay wakiilka Xoghayaha Guud ee qaramada midoobay ma jirin, kalimadda ugu cuslayd ee la adeegsadayna waxey ahayd \u201cMadaxbanaanida dalka\u201d, ayadoo la wada ogsoon yahay in mas\u2019uulkaasi uu sheegay oo kaliya \u201cDilal loo geystay dad Soomaaliyeed, kuwo la xiray iyo Musharax la soo afduubtay oo intuba ka dhacay magaalada Baydhabo\u201d kuliigood dhab ah.<\/p>\n<p>Dadkaada ha dilin, sharci darro ha ku xirin, Isla markaana musharixiin tartamaysa ha u kala hiilin marka laguu soo jeediyo haddii ay noqonayso \u201cin madaxbanaanidii dalka la faragaliyey\u201d waxa jira cudur la yiraahdo \u201cKali-talisnimo\u201d oo ay u daran tahay in dhagihiisu ay maqlaan: aragti ka duwan tiisa, xorriyatul qawl, rabitaanka dadweynaha, dimuqraadiyad\u2026iwm.<\/p>\n<p>\u201cHaddii ay dhab tahay in madaxbanaani daleed la ilaalinayo, todobaadkaan gudihiisa waxaa warbaahinta Soomaaliyeed ay soo bandhigayeen askar itoobiyaan ah oo xuduuda ka soo gudubtay kuwaas oo ka qeybqaadanayey dagaalo beelo Soomaaliyeed dhexmarayey, ma aanan maqal illaa iyo hadda cid dawladda madaxbaanida ka tirsan oo ka hadashay dhacdadaas xadgudubka ah\u201d laakin qoraalkii Nicholas Haysom 24 saac ka yar ayaa jawaabo kala duwan looga bixiyey.<\/p>\n<p>Warqadda wasaaradda arrimaha dibaddu ay qortay waxey aheyd mid ka arradan luqadda diplomaasiyadda ee adduunku wax isugu qoro, degdeg iyo fudeyd ayaa ka muuqatay, sanadka cusubna wuxuu u eg yahay mid saanqaad qaldan ku bilowday.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn wuxuu mudan yahay in la cambaareeyo weerarkii lagu beegsaday xafiiska qaramada midoobey ee UNSOM shalay, waxaana soo jeedinayaa in baaritaan Madax banaan la baaro weerarkaas iyo waxyaalaha la xiriira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid baarlamaanka ayaa su\u2019aalo cajiib ah ka keenay warqadii xalay kasoo baxday xafiiska wasaaradda arimaha dibadda, waxaana qoraalkiisa uu u qornaa sidan:- Awoodda Ergaygu waa mid ku tiirsan xoogga ciddii soo dirsatay, awoodda ninka wax eryayna waa mid ku tiirsan awoodda kan la eryay!,waxaan hubaa degdegta lagu soo saaray, waqtiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121669,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid baarlamaanka ayaa su\u2019aalo cajiib ah ka keenay warqadii xalay kasoo baxday xafiiska wasaaradda arimaha dibadda, waxaana qoraalkiisa uu u qornaa sidan:- Awoodda Ergaygu waa mid ku tiirsan xoogga ciddii soo dirsatay, awoodda ninka wax eryayna waa mid ku tiirsan awoodda kan la eryay!,waxaan hubaa degdegta lagu soo saaray, waqtiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-02T10:27:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fiqi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"554\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"438\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/\",\"name\":\"Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fiqi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-02T10:27:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fiqi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fiqi.jpg\",\"width\":554,\"height\":438},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid baarlamaanka ayaa su\u2019aalo cajiib ah ka keenay warqadii xalay kasoo baxday xafiiska wasaaradda arimaha dibadda, waxaana qoraalkiisa uu u qornaa sidan:- Awoodda Ergaygu waa mid ku tiirsan xoogga ciddii soo dirsatay, awoodda ninka wax eryayna waa mid ku tiirsan awoodda kan la eryay!,waxaan hubaa degdegta lagu soo saaray, waqtiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-02T10:27:02+00:00","og_image":[{"width":554,"height":438,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fiqi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/","name":"Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fiqi.jpg","datePublished":"2019-01-02T10:27:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fiqi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fiqi.jpg","width":554,"height":438},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqi-oo-suaalo-cajiib-ah-ka-keenay-amarkii-lagu-eryay-wakiilkii-qm-ee-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Fiqi oo su\u2019aalo cajiib ah ka keenay amarkii lagu eryay Wakiilkii QM ee Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121668"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121670,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121668\/revisions\/121670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121669"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}