{"id":121687,"date":"2019-01-02T18:22:14","date_gmt":"2019-01-02T16:22:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121687"},"modified":"2019-01-02T18:22:14","modified_gmt":"2019-01-02T16:22:14","slug":"xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/","title":{"rendered":"Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland ayaa kulan ay isugu yimaaddeen ku kala kacay, kadib markii ay isla keenni waayeen aragtiyihii ay kala siteen.<\/p>\n<p>Fadhigooddii maanta oo arbaca ah waxa ay ka dooddeen qoddobka ku saabsan guddiga doorashooyinka Somaliland in la kordhiyo oo Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee UCID uu soo jeeddiyay, halka Xisbiga WADDANI uu isagunna soo jeeddiyay in la kala diro dhammaan-ba Xubnaha guddiga doorashooyinka, halka uu Xisbiga talada haya ee KULMIYE-nna uu ku raacay Xisbiga UCID in laba Xubnood lagu daro Xubnaha hadda jooga ee Koomishanka doorashooyinka qaranka.<\/p>\n<p>Kulanka ay isugu yimaaddeen Saddexda Xisbi qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI oo dhawr saacaddood socday, ayaa la isku mari waayay aragtiyihii ay Xisbiyaddu kala taagnaayeen, waxaannay u muuqataa inuu burburay fadhiyaddii wada-xaajoodka ee Xisbiyadda Siyaasadda u socday, hase yeeshee waxa la eeggayaa go\u2019aannadoodda u danbeeyaa waxa uu noqdo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/b7NZ9bTlE5Y\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland ayaa kulan ay isugu yimaaddeen ku kala kacay, kadib markii ay isla keenni waayeen aragtiyihii ay kala siteen. Fadhigooddii maanta oo arbaca ah waxa ay ka dooddeen qoddobka ku saabsan guddiga doorashooyinka Somaliland in la kordhiyo oo Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee UCID uu soo jeeddiyay, halka Xisbiga WADDANI uu isagunna soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121689,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland ayaa kulan ay isugu yimaaddeen ku kala kacay, kadib markii ay isla keenni waayeen aragtiyihii ay kala siteen. Fadhigooddii maanta oo arbaca ah waxa ay ka dooddeen qoddobka ku saabsan guddiga doorashooyinka Somaliland in la kordhiyo oo Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee UCID uu soo jeeddiyay, halka Xisbiga WADDANI uu isagunna soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-02T16:22:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/\",\"name\":\"Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-02T16:22:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO - Wardoon","og_description":"Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland ayaa kulan ay isugu yimaaddeen ku kala kacay, kadib markii ay isla keenni waayeen aragtiyihii ay kala siteen. Fadhigooddii maanta oo arbaca ah waxa ay ka dooddeen qoddobka ku saabsan guddiga doorashooyinka Somaliland in la kordhiyo oo Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee UCID uu soo jeeddiyay, halka Xisbiga WADDANI uu isagunna soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-02T16:22:14+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/","name":"Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-1.jpg","datePublished":"2019-01-02T16:22:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiyada-siyaasada-somaliland-oo-ku-kala-kacay-kulmo-usocday-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xisbiyada siyaasada somaliland oo ku kala kacay kulmo usocday +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121687"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121690,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121687\/revisions\/121690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121689"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}