{"id":121718,"date":"2019-01-03T12:42:06","date_gmt":"2019-01-03T10:42:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121718"},"modified":"2019-01-03T12:42:06","modified_gmt":"2019-01-03T10:42:06","slug":"maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu so saaray waxa uu xilkii ugaga qaaday xoghayihii Guud ee Maamulka gobolka Sh\/dhexe Cali Ibraahim Beesh isagoo u magacaabay xil kale.<\/p>\n<p>Wareegtadan ayaa waxaa loogu magacaabay Xoghayaha Guud ee Maamulka gobolka Sh\/dhexe Abshir Ibraahim Maxamed.<\/p>\n<p>Cali Ibraahim Beesh xoghayihii hore ee gobolka Sh\/dhexe ayaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha maamulka gobolka,iyadoo sidoo kale guddoomiye ku xigeenkii Maamulka iyo Maaliyada Cabdulaahi Axmed Shitaawe uu noqonayo guddoomiye ku xigeenka arrimaha Maaliyada.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay ee Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle isbedel uu ku sameeyo maamulka gobolka Sh\/dhexe taniyo markii uu noqday Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Maxamed Cali Caadle Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa hore loogu eedeyay inuu isbedel ku sameeyo maamulka gobolka Hiiraan oo kaliya.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka aqriso wareegtada isbedelka Maamulka gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/wareegto-hirshabeelle-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-121719\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/wareegto-hirshabeelle-1.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/wareegto-hirshabeelle-1.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/wareegto-hirshabeelle-1-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu so saaray waxa uu xilkii ugaga qaaday xoghayihii Guud ee Maamulka gobolka Sh\/dhexe Cali Ibraahim Beesh isagoo u magacaabay xil kale. Wareegtadan ayaa waxaa loogu magacaabay Xoghayaha Guud ee Maamulka gobolka Sh\/dhexe Abshir Ibraahim Maxamed. Cali Ibraahim Beesh xoghayihii hore ee gobolka Sh\/dhexe ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121720,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu so saaray waxa uu xilkii ugaga qaaday xoghayihii Guud ee Maamulka gobolka Sh\/dhexe Cali Ibraahim Beesh isagoo u magacaabay xil kale. Wareegtadan ayaa waxaa loogu magacaabay Xoghayaha Guud ee Maamulka gobolka Sh\/dhexe Abshir Ibraahim Maxamed. Cali Ibraahim Beesh xoghayihii hore ee gobolka Sh\/dhexe ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-03T10:42:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hirsha.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/\",\"name\":\"Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hirsha.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-03T10:42:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hirsha.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hirsha.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu so saaray waxa uu xilkii ugaga qaaday xoghayihii Guud ee Maamulka gobolka Sh\/dhexe Cali Ibraahim Beesh isagoo u magacaabay xil kale. Wareegtadan ayaa waxaa loogu magacaabay Xoghayaha Guud ee Maamulka gobolka Sh\/dhexe Abshir Ibraahim Maxamed. Cali Ibraahim Beesh xoghayihii hore ee gobolka Sh\/dhexe ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-03T10:42:06+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hirsha.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/","name":"Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hirsha.jpg","datePublished":"2019-01-03T10:42:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hirsha.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hirsha.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-hirshabelle-oo-isbedel-ku-sameeyay-masuuliyiin-ka-tirsan-gobolka-sh-dhexe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Hirshabelle oo isbedel ku sameeyay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh\/dhexe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121718"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121718"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121721,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121718\/revisions\/121721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121720"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}