{"id":121790,"date":"2019-01-04T19:12:40","date_gmt":"2019-01-04T17:12:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121790"},"modified":"2019-01-04T19:12:40","modified_gmt":"2019-01-04T17:12:40","slug":"qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/","title":{"rendered":"QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeen u hadlay QM oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in aaney warqad ka helin dowladda Soomaaliya, ayna raadinayaan faah-faahin.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa timid saacado kadib markii uu Nicholas Haysom ka hor hadlay golaha ammaanka, isaga oo aan soo hadal-qaadin go\u2019aanka wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ee ku aadan inuu dalka ka baxo.<\/p>\n<p>Haysom waxaa khudbadiisa golaha ammaanka ku jirtay in faragelinta ay dowladda federaalka ah ku heyso dowlad goboleedyada ay wiiqi karto doorashooyinka dowlad goboleedyada iyo midda guud ee 2020-ka.<\/p>\n<p>\u201cEedeynta la xiriirta faragelinta dowladda federaalka ah iyo qalalaasihii dhashay soo xiristii hal murashax, ku-xigeenkii hore ee Al-shabaab waxaa ay haleysay hannaankii, taasina kama bixineyso saadaalin fiican natiijada doorashada dowlad goboleedyada iyo midda 2020-ka\u201d, waxaa sidaa yiri Haysom.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Safiirka Soomaaliya ee UN-ka Abuukar Cusmaan oo ka hor hadlay golaha ammaanka ayaa sheegay in UN-ka iyo cidda wakiilka ka ah ay waajib ka saaran tahay inay ixtiraamaan shaqadooda, oo aaney faro-gelin arrimaha gudaha, isla markaana Soomaalida loo daayo inay aayahooda ka tashtaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mUTwNtF15vs\" width=\"840\" height=\"760\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeen u hadlay QM oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in aaney warqad ka helin dowladda Soomaaliya, ayna raadinayaan faah-faahin. Arrintan ayaa timid saacado kadib markii uu Nicholas Haysom ka hor hadlay golaha ammaanka, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121649,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeen u hadlay QM oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in aaney warqad ka helin dowladda Soomaaliya, ayna raadinayaan faah-faahin. Arrintan ayaa timid saacado kadib markii uu Nicholas Haysom ka hor hadlay golaha ammaanka, isaga oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-04T17:12:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2014-06-01_dsrsg_nicholas_fink_haysom_kabul_unama_fardinw_8_0.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/\",\"name\":\"QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2014-06-01_dsrsg_nicholas_fink_haysom_kabul_unama_fardinw_8_0.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-04T17:12:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2014-06-01_dsrsg_nicholas_fink_haysom_kabul_unama_fardinw_8_0.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2014-06-01_dsrsg_nicholas_fink_haysom_kabul_unama_fardinw_8_0.jpg\",\"width\":1200,\"height\":800,\"caption\":\"KABUL. 01 June 2014. DSRSG Nicholas Haysom interview with SCSU on the elections in Afghanistan. \\\" I think we took note of way in which Afghans voted, which was to demonstrate really quite considerable commitment to the democratic exercise. When they were attacks on voting stations people would leave the area but return an hour later to show their determination to vote. Photo By UNAMA \/ Fardin Waezi.\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO - Wardoon","og_description":"Afhayeen u hadlay QM oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in aaney warqad ka helin dowladda Soomaaliya, ayna raadinayaan faah-faahin. Arrintan ayaa timid saacado kadib markii uu Nicholas Haysom ka hor hadlay golaha ammaanka, isaga oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-04T17:12:40+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2014-06-01_dsrsg_nicholas_fink_haysom_kabul_unama_fardinw_8_0.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/","name":"QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2014-06-01_dsrsg_nicholas_fink_haysom_kabul_unama_fardinw_8_0.jpg","datePublished":"2019-01-04T17:12:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2014-06-01_dsrsg_nicholas_fink_haysom_kabul_unama_fardinw_8_0.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2014-06-01_dsrsg_nicholas_fink_haysom_kabul_unama_fardinw_8_0.jpg","width":1200,"height":800,"caption":"KABUL. 01 June 2014. DSRSG Nicholas Haysom interview with SCSU on the elections in Afghanistan. \" I think we took note of way in which Afghans voted, which was to demonstrate really quite considerable commitment to the democratic exercise. When they were attacks on voting stations people would leave the area but return an hour later to show their determination to vote. Photo By UNAMA \/ Fardin Waezi."},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qm-haysom-weli-waa-ergeygeena-somalia-waana-uu-sii-shaqeynayaa-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"QM: HAYSOM weli waa ergeygeena Somalia, waana uu sii shaqeynayaa +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121790"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121791,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121790\/revisions\/121791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121649"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}