{"id":121851,"date":"2019-01-05T12:36:05","date_gmt":"2019-01-05T10:36:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121851"},"modified":"2019-01-05T12:37:01","modified_gmt":"2019-01-05T10:37:01","slug":"somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/","title":{"rendered":"Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa gobolka Sanaag ku soo bandhigay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Ciidankan ka goostay Puntland ee ku biiray Somaliland ayaa horay uga goostay Maamulka Somaliland iyaga oo ku biiray sarkaal horay uga goostay maamulka Muuse Biixi oo ku sugan Magaalada Qardho.<\/p>\n<p>Sarkaalka ciidanka horkacayay oo lagu magacaabo Jabriil Maxamed Ducaale ayaa warbaahinta kula hadlay gobolka Sanaag, waxa uuna sharaxaad ka bixiyay sababaha ay uga soo baxeen Puntland.<\/p>\n<p>Waxa uuna sheegay in 40 askeri ay yihiin tirada ciidamada Puntland kasoo goosatay oo Somaliland isku soo dhiibay.<\/p>\n<p>Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Milatariga ee Maamulka Somaliland ee Gobolka Sanaag Cabdirisaaq Maxamed iyo Faysal Cali Boortaan ayaa sheegay in ay si weyn ugu faraxsan yihiin in ay markale kusoo laabtaan ciidankan.<\/p>\n<p>Waxaana ay sidoo kale sheegeen in ay kaga mahadcelinayaan cid walba oo gacan ka geysatay in ay ciidamadaan ay ku noqdaan SomaliLand.<\/p>\n<p>Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa mudooyinki dambe ku dagaalamaayay degaano ka tirsan gobolka Sool, waxaana dagaaladaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo shacabka degaanada lagu dagaalamay.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-121851-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-Puntland.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-Puntland.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-Puntland.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa gobolka Sanaag ku soo bandhigay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Maamulka Puntland. Ciidankan ka goostay Puntland ee ku biiray Somaliland ayaa horay uga goostay Maamulka Somaliland iyaga oo ku biiray sarkaal horay uga goostay maamulka Muuse Biixi oo ku sugan Magaalada Qardho. Sarkaalka ciidanka horkacayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121853,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Somaliland ayaa gobolka Sanaag ku soo bandhigay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Maamulka Puntland. Ciidankan ka goostay Puntland ee ku biiray Somaliland ayaa horay uga goostay Maamulka Somaliland iyaga oo ku biiray sarkaal horay uga goostay maamulka Muuse Biixi oo ku sugan Magaalada Qardho. Sarkaalka ciidanka horkacayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-05T10:36:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-05T10:37:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Flag_of_Somaliland.svg_-1-696x464.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/\",\"name\":\"Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Flag_of_Somaliland.svg_-1-696x464.png\",\"datePublished\":\"2019-01-05T10:36:05+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-05T10:37:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Flag_of_Somaliland.svg_-1-696x464.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Flag_of_Somaliland.svg_-1-696x464.png\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD - Wardoon","og_description":"Maamulka Somaliland ayaa gobolka Sanaag ku soo bandhigay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Maamulka Puntland. Ciidankan ka goostay Puntland ee ku biiray Somaliland ayaa horay uga goostay Maamulka Somaliland iyaga oo ku biiray sarkaal horay uga goostay maamulka Muuse Biixi oo ku sugan Magaalada Qardho. Sarkaalka ciidanka horkacayay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-05T10:36:05+00:00","article_modified_time":"2019-01-05T10:37:01+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Flag_of_Somaliland.svg_-1-696x464.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/","name":"Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Flag_of_Somaliland.svg_-1-696x464.png","datePublished":"2019-01-05T10:36:05+00:00","dateModified":"2019-01-05T10:37:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Flag_of_Somaliland.svg_-1-696x464.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Flag_of_Somaliland.svg_-1-696x464.png","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-soo-bandhigtay-ciidan-ka-soo-goostay-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Puntland + COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121851"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121851"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121855,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121851\/revisions\/121855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121853"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}