{"id":121932,"date":"2019-01-07T13:12:43","date_gmt":"2019-01-07T11:12:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121932"},"modified":"2019-01-07T13:12:43","modified_gmt":"2019-01-07T11:12:43","slug":"afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/","title":{"rendered":"Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalka Gabon ee la sheegay in xilka looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalkaas.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan milateriga dalkaasi ayaa qabsaday xarumaha dowladda iyo idaacadda dalkaasi iyagoo ku dhawaaqay afgembi ka dhacay dalka Gabon iyo xaalad degdeg, balse saacado kadib ayaa waxaa hadda soo baxaya in afgembigaasi laga hortegay.<\/p>\n<p>Wasiirka isgaarsiinta dalka Gabon ayaa sheegay in xaaladda ay caadi kusoo noqotay isla markaana gacanta lagu dhigay askartii isku dayday afgembiga, sida ay shaacisay wakaalada wararka AFP.<\/p>\n<p>Taangiyo iyo ciidamo fara badan ayaa lagu arkay magaalada Libreville ee dalka Gabon, wuxuuna afgambiga socday muddo saddex saacadood ah, iyadoo xaaladda ay hadda u muuqato inuu dhicisoobay afgenbigii lagu doonayey in xilka looga tuuro madaxweyne Cali Bongo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha midowga Afrika ayaa barta Twitter-ka kaga hadlay isku dayga afgembiga militari ee dhicisoobay ayaa sheegay in AU ay si xooggan u caambaareyneyso falkaasi<\/p>\n<p>Weriye ka tirsan Raadiyaha Faransiiska ayaa bartiisa Twitter-ka soo geliyay qoraal uu ku sheegayo in ciidankii isku dayay inay afgembiyaan madaxweyne Cali Bongo xabsiga loo taxaabay, ayna xaaladda magaalada Libreville hadda degan tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalka Gabon ee la sheegay in xilka looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalkaas. Ciidamo ka tirsan milateriga dalkaasi ayaa qabsaday xarumaha dowladda iyo idaacadda dalkaasi iyagoo ku dhawaaqay afgembi ka dhacay dalka Gabon iyo xaalad degdeg, balse saacado kadib ayaa waxaa hadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalka Gabon ee la sheegay in xilka looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalkaas. Ciidamo ka tirsan milateriga dalkaasi ayaa qabsaday xarumaha dowladda iyo idaacadda dalkaasi iyagoo ku dhawaaqay afgembi ka dhacay dalka Gabon iyo xaalad degdeg, balse saacado kadib ayaa waxaa hadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-07T11:12:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B8C5EB1E-27E6-4EE2-AB4D-EEE19AE0618A_cx0_cy4_cw0_w1200_r1_s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/\",\"name\":\"Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B8C5EB1E-27E6-4EE2-AB4D-EEE19AE0618A_cx0_cy4_cw0_w1200_r1_s.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-07T11:12:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B8C5EB1E-27E6-4EE2-AB4D-EEE19AE0618A_cx0_cy4_cw0_w1200_r1_s.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B8C5EB1E-27E6-4EE2-AB4D-EEE19AE0618A_cx0_cy4_cw0_w1200_r1_s.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay - Wardoon","og_description":"Waxaa dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalka Gabon ee la sheegay in xilka looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dalkaas. Ciidamo ka tirsan milateriga dalkaasi ayaa qabsaday xarumaha dowladda iyo idaacadda dalkaasi iyagoo ku dhawaaqay afgembi ka dhacay dalka Gabon iyo xaalad degdeg, balse saacado kadib ayaa waxaa hadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-07T11:12:43+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B8C5EB1E-27E6-4EE2-AB4D-EEE19AE0618A_cx0_cy4_cw0_w1200_r1_s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/","name":"Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B8C5EB1E-27E6-4EE2-AB4D-EEE19AE0618A_cx0_cy4_cw0_w1200_r1_s.jpg","datePublished":"2019-01-07T11:12:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B8C5EB1E-27E6-4EE2-AB4D-EEE19AE0618A_cx0_cy4_cw0_w1200_r1_s.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/B8C5EB1E-27E6-4EE2-AB4D-EEE19AE0618A_cx0_cy4_cw0_w1200_r1_s.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afgembigii-ka-dhacay-dalka-gabon-oo-fashilmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121932"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121934,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121932\/revisions\/121934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121933"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}