{"id":121941,"date":"2019-01-07T18:29:38","date_gmt":"2019-01-07T16:29:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121941"},"modified":"2019-01-07T18:31:05","modified_gmt":"2019-01-07T16:31:05","slug":"xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/","title":{"rendered":"Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ayaa maanta joojiyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga Wadajir, kaasoo ka socday Hotelka Makka Al-Mukarama.<\/p>\n<p>Siminaarkan oo socday labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa u socday Dhalinyaro uu Xisbiga diiwaan geliyay, waxaana lagu barayay wacyiga siyaasadda iyo hoggaaminta.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa la dul dhigay hareeraha Hotelka, iyagoo ku amray maamulka Hotelka in la joojiyo siminaarka oo lagu wqday in maanta la soo gabagabeeyo.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku sheegay in amarka lagu joojiyay Siminaarka uu qabanayay uu ka soo baxay Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa amar ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Farmaajo lagu xiray Hotel Makka Al-mukarama oo maalmahan uu ka socday simanaar sare loogu qaadayo aqoonta iyo wacyiga siyaasadeed ee Kaadirka Xisbiga Wadajir, Booliska Soomaaliyeed ee loogu tala galay in ay nabadgelyada ilaaliyaan, sharcigana dhowraan ayaa caburin, cagajuglayn iyo cadaadis dano shakhsi ah loo adeegsaday. Waxaa ii muuqata in kooxda talada haysataa aysan lahayn aragti iyo fikir ay dadka ku qanciyaan, waxay naf bideen qori iyo qalalaase\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur Warsame oo sidoo kale bartiisa Facebook soo dhigay sawirka Ciidamo Boolis oo banaanka Hotelka ku sugan.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Xukuumadda iyo qeybaha kale ee hey\u2019addaha dowladda oo inta hadlin dhacdooyinkan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa cabsi gaar ah ka qabta Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur oo horay ay ka joojiyeen kulamo iyo isu soo baxyo uu qabsan lahaa, waxaana siyaasiga la xiray dhamaadkii sanadkii hore ee 2017, kaddib markii ay gurigiisa ku weerareen Ciidamada Nabadsugida.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><div id='gallery-1' class='gallery galleryid-121941 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/fb_img_1546867679072\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/img-20190107-wa0018-696x333\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"333\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG-20190107-WA0018-696x333.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG-20190107-WA0018-696x333.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG-20190107-WA0018-696x333-300x144.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/img-20190107-wa0022\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"750\" height=\"502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG-20190107-WA0022.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG-20190107-WA0022.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG-20190107-WA0022-300x201.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n<br \/>\n<a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xog-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xog-2.png\" alt=\"\" width=\"632\" height=\"678\" class=\"alignnone size-full wp-image-121946\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xog-2.png 632w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xog-2-280x300.png 280w\" sizes=\"(max-width: 632px) 100vw, 632px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ayaa maanta joojiyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga Wadajir, kaasoo ka socday Hotelka Makka Al-Mukarama. Siminaarkan oo socday labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa u socday Dhalinyaro uu Xisbiga diiwaan geliyay, waxaana lagu barayay wacyiga siyaasadda iyo hoggaaminta. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa la dul dhigay hareeraha Hotelka, iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121942,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ayaa maanta joojiyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga Wadajir, kaasoo ka socday Hotelka Makka Al-Mukarama. Siminaarkan oo socday labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa u socday Dhalinyaro uu Xisbiga diiwaan geliyay, waxaana lagu barayay wacyiga siyaasadda iyo hoggaaminta. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa la dul dhigay hareeraha Hotelka, iyagoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-07T16:29:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-07T16:31:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/\",\"name\":\"Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-07T16:29:38+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-07T16:31:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ayaa maanta joojiyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga Wadajir, kaasoo ka socday Hotelka Makka Al-Mukarama. Siminaarkan oo socday labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa u socday Dhalinyaro uu Xisbiga diiwaan geliyay, waxaana lagu barayay wacyiga siyaasadda iyo hoggaaminta. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa la dul dhigay hareeraha Hotelka, iyagoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-07T16:29:38+00:00","article_modified_time":"2019-01-07T16:31:05+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/","name":"Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg","datePublished":"2019-01-07T16:29:38+00:00","dateModified":"2019-01-07T16:31:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_1546867679072.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-wadajir-oo-laga-hor-istaagay-siminaar-uu-qabanayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xisbiga Wadajir oo laga hor istaagay Siminaar uu qabanayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121941"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121941"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121948,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121941\/revisions\/121948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121942"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}