{"id":121988,"date":"2019-01-09T16:31:21","date_gmt":"2019-01-09T14:31:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121988"},"modified":"2019-01-09T16:31:21","modified_gmt":"2019-01-09T14:31:21","slug":"xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/","title":{"rendered":"Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ?"},"content":{"rendered":"<p>Isweydiin badan ayaa ka dhalatay Halka uu ka keensaday Lacagaha uu doorashada ku galay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani.<\/p>\n<p>Kulamo gaar gaar ah ayaa Todobaadyadii ugu dambeeyey Ee Doorashada markii loo dhawaa waxay ka dhacayeen Magaalada garowe uuna lacago badan ku bixiyey Siciid dani sidii guushaan ku gaari lahaa.<\/p>\n<p>Ilo madax banaan ayaa usheegay Wardoon.net in Dhaqaalaha ugu badan uu ka helay Dawlada Imaaraat-ka Carabta islamarkaana uu ka helay gadaal ka riix inuu xilkaan helo.<\/p>\n<p>Qaarkood waxaa la sheegay in dhaqaalahaasi ay ka macaasheen dhalinyarada ololaha doorashadaas uqaabilsanaa Mudane Siciid Dani oo gaadiid ka iibsaday.<\/p>\n<p>Dawlada UAE ayaa dedaal badan ku bixisay guusha Siciid Dani shalay ka gaaray Dooarashadii Puntland Ee keentay inuu 20 Murashax ka guuleysto.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta ku dhaw Siciid Dani waxay hadda ka dhursugayaan Ballan qaadyo uu sameeyey intuu ololaha doorashada ku jiray islamarkaana uu xilalka ugu muhiimsan ka dhigi doono kuwo uu ku hagoogo.<\/p>\n<p>Imaaraat-ka waxay kusii adkaan karaan Dekada Magaalada Boosaaso Oo ay hadda gacanta ku hayaan Dekadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isweydiin badan ayaa ka dhalatay Halka uu ka keensaday Lacagaha uu doorashada ku galay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani. Kulamo gaar gaar ah ayaa Todobaadyadii ugu dambeeyey Ee Doorashada markii loo dhawaa waxay ka dhacayeen Magaalada garowe uuna lacago badan ku bixiyey Siciid dani sidii guushaan ku gaari lahaa. Ilo madax banaan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121962,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isweydiin badan ayaa ka dhalatay Halka uu ka keensaday Lacagaha uu doorashada ku galay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani. Kulamo gaar gaar ah ayaa Todobaadyadii ugu dambeeyey Ee Doorashada markii loo dhawaa waxay ka dhacayeen Magaalada garowe uuna lacago badan ku bixiyey Siciid dani sidii guushaan ku gaari lahaa. Ilo madax banaan ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-09T14:31:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5I2A1704-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/\",\"name\":\"Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5I2A1704-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-09T14:31:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5I2A1704-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5I2A1704-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ? - Wardoon","og_description":"Isweydiin badan ayaa ka dhalatay Halka uu ka keensaday Lacagaha uu doorashada ku galay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani. Kulamo gaar gaar ah ayaa Todobaadyadii ugu dambeeyey Ee Doorashada markii loo dhawaa waxay ka dhacayeen Magaalada garowe uuna lacago badan ku bixiyey Siciid dani sidii guushaan ku gaari lahaa. Ilo madax banaan ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-09T14:31:21+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5I2A1704-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/","name":"Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5I2A1704-696x464.jpg","datePublished":"2019-01-09T14:31:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5I2A1704-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5I2A1704-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaguu-ka-keenay-lacagtii-uu-ku-galay-doorashada-madaxweyne-dani\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaguu Ka Keenay Lacagtii Uu Ku Galay Doorashada Madaxweyne Dani ?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121988"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121988"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121989,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121988\/revisions\/121989"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121962"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}