{"id":122004,"date":"2019-01-10T08:03:28","date_gmt":"2019-01-10T06:03:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122004"},"modified":"2019-01-10T08:03:28","modified_gmt":"2019-01-10T06:03:28","slug":"daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/","title":{"rendered":"DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in sanadkan uu yahay sanadkii dadka reer Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda, ayna ula mid lahaayene gobolada kale ee dalka.<\/p>\n<p>Eng. Yariisow ayaa la hadlayay shacabka degmada Yaaqshiid, isagoo markii u hoerysay soo hadal qaaday arrinta Maqaamka Muqdisho oo aan weli cadeyn, isla markaana ka jiro muran siyaasadeed.<\/p>\n<p>\u201cSanadkan waa sanadkii u diyaar garowga doorashooyinka, waa sanadkii dhameystirka dib u eegista, sanadkii maqaamka Muqdisho iyo sidii Muqdisho bulshadeeda uga tashan lahaayeen aayaheeda, ula mid noqon lahaayeen gobolada dalka, waxaan u istaagi doonaa in aan ka dhabeyno in shacabka Muqdisho ay ku helaan matalaad ha noqoto Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka\u201dayuu yiri Eng. Yariisow.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in xuquuqda Gobolada kale ay heleen oo kale ay heli doonto Muqdisho, isla markaana taas ku imaan doonto wadajirka iyo midnimada dadka reer Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Arrinta ku saabsan ka hadalka Maqaamka Muqdisho ayaa noqday lagama hadlaan, tan iyo markii uu xilka Madaxweynaha loo doortay Madaxweyne Farmaajo, waxaa lagu xusuustaa arrinta Maqaamka Muqdisho iyo shirkii looga hadli lahaa inay sababu aheyd xil ka qaadistii Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo xilka laga qaaday bishii January ee sanadkii 2018, kaddib markii isaga iyo Madaxda dowladda isku khilaafeen arrinta maqaamka Muqdisho iyo sidii dadka reer Muqdisho u heli lahaayeen xuquuqdooda.<\/p>\n<p>Lama oga in Guddoomiye Yariisow ay iyana salfan doonto ka hadalkiisa maqaamka Muqdisho, taasoo ah markii u horeysay oo uu soo hadal qaado, ku dhowaad sanad oo uu xilka hayay, waxaana haddii ay dhacdo in xilka laga qaado uu noqon doonaa Guddoomiyihii labaad ee xilka looga qaado arrinta Maqaamka Muqdisho.<\/p>\n<p>Dastuurka KMG ayaa dhigaya in Muqdisho ay yeelato maqaam gaar ah, iyadoo go\u2019aan uu ka gaarayo Baarlamaanka Labada Aqal oo u codeyn doona kama dambeysta sida ay noqoneyso maqaamka Caasimadda.<\/p>\n<p>Daawo khudbadii Guddoomiye Yariisow<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NO7Iz4uCYIw\" width=\"850\" height=\"792\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in sanadkan uu yahay sanadkii dadka reer Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda, ayna ula mid lahaayene gobolada kale ee dalka. Eng. Yariisow ayaa la hadlayay shacabka degmada Yaaqshiid, isagoo markii u hoerysay soo hadal qaaday arrinta Maqaamka Muqdisho oo aan weli cadeyn, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122005,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in sanadkan uu yahay sanadkii dadka reer Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda, ayna ula mid lahaayene gobolada kale ee dalka. Eng. Yariisow ayaa la hadlayay shacabka degmada Yaaqshiid, isagoo markii u hoerysay soo hadal qaaday arrinta Maqaamka Muqdisho oo aan weli cadeyn, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-10T06:03:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"597\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"346\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/\",\"name\":\"DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-10.png\",\"datePublished\":\"2019-01-10T06:03:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-10.png\",\"width\":597,\"height\":346},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in sanadkan uu yahay sanadkii dadka reer Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda, ayna ula mid lahaayene gobolada kale ee dalka. Eng. Yariisow ayaa la hadlayay shacabka degmada Yaaqshiid, isagoo markii u hoerysay soo hadal qaaday arrinta Maqaamka Muqdisho oo aan weli cadeyn, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-10T06:03:28+00:00","og_image":[{"width":597,"height":346,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/","name":"DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-10.png","datePublished":"2019-01-10T06:03:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-10.png","width":597,"height":346},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawoeng-yariisow-sanadkan-waa-sanadkii-dadka-muqdisho-ay-heli-lahaayene-matalaadooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:Eng. Yariisow sanadkan waa sanadkii dadka Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122004"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122004"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122006,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122004\/revisions\/122006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122005"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}