{"id":122007,"date":"2019-01-10T08:11:09","date_gmt":"2019-01-10T06:11:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122007"},"modified":"2019-01-10T08:11:09","modified_gmt":"2019-01-10T06:11:09","slug":"saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/","title":{"rendered":"Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada Iyo kuwa Al Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabelaha Hoose sidda ay xaqiijiyeen Mas\u2019uuliyiinta gobolka.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al Shabaab ka Soo weerareen magaalada hal jaho oo u dhow goobta ay ciidamada dowlada fariisinkoodu ka dhowyahay oo ku taala Xaafada Ruusisa.<\/p>\n<p>Dagaal socday ku dhawaad hal saac ayaa ka dhacay, magaalada waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sidda ay sheegeen qaar ka mid ah dadka ku sugan Magaalada Marka.<\/p>\n<p>Maxamed Cismaan Yariisow Guddoomiyihii hore ee Magaalada Marka , hadana ka mid ah Saraakiisha Ciidamada dowladda ee ku sugan Marko ayaa sheegay in hadda Magaalada ay ka socdaan howlgallo lagu xaqiijinaayo Ammaanka.<\/p>\n<p>Lama oga Khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalka, waxaana saraakiisha Ciidamada ay ku guuleysteen in ay dib u riixaan dagaalyahanadii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-122007-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Saraakiisha-Ciidamada-oo-faahfaahiyay-dagaalkii-ka-dhacay.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Saraakiisha-Ciidamada-oo-faahfaahiyay-dagaalkii-ka-dhacay.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Saraakiisha-Ciidamada-oo-faahfaahiyay-dagaalkii-ka-dhacay.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada Iyo kuwa Al Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabelaha Hoose sidda ay xaqiijiyeen Mas\u2019uuliyiinta gobolka. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al Shabaab ka Soo weerareen magaalada hal jaho oo u dhow goobta ay ciidamada dowlada fariisinkoodu ka dhowyahay oo ku taala Xaafada Ruusisa. Dagaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122009,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada Iyo kuwa Al Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabelaha Hoose sidda ay xaqiijiyeen Mas\u2019uuliyiinta gobolka. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al Shabaab ka Soo weerareen magaalada hal jaho oo u dhow goobta ay ciidamada dowlada fariisinkoodu ka dhowyahay oo ku taala Xaafada Ruusisa. Dagaal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-10T06:11:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Young_men_stand_guard_during_a_demonstration_by_a_local_militia_formed_to_provide_security_in_Marka_Somalia_on_April_30._AU_UN_IST_PHOTO_-_Tobin_Jones_13894462758.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"4166\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2772\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/\",\"name\":\"Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Young_men_stand_guard_during_a_demonstration_by_a_local_militia_formed_to_provide_security_in_Marka_Somalia_on_April_30._AU_UN_IST_PHOTO_-_Tobin_Jones_13894462758.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-10T06:11:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Young_men_stand_guard_during_a_demonstration_by_a_local_militia_formed_to_provide_security_in_Marka_Somalia_on_April_30._AU_UN_IST_PHOTO_-_Tobin_Jones_13894462758.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Young_men_stand_guard_during_a_demonstration_by_a_local_militia_formed_to_provide_security_in_Marka_Somalia_on_April_30._AU_UN_IST_PHOTO_-_Tobin_Jones_13894462758.jpg\",\"width\":4166,\"height\":2772,\"caption\":\"Young men stand guard during a demonstration by a local militia, formed to provide security in Marka, Somalia, on April 30. AU UN IST PHOTO \/ Tobin Jones\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD - Wardoon","og_description":"Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada Iyo kuwa Al Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabelaha Hoose sidda ay xaqiijiyeen Mas\u2019uuliyiinta gobolka. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al Shabaab ka Soo weerareen magaalada hal jaho oo u dhow goobta ay ciidamada dowlada fariisinkoodu ka dhowyahay oo ku taala Xaafada Ruusisa. Dagaal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-10T06:11:09+00:00","og_image":[{"width":4166,"height":2772,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Young_men_stand_guard_during_a_demonstration_by_a_local_militia_formed_to_provide_security_in_Marka_Somalia_on_April_30._AU_UN_IST_PHOTO_-_Tobin_Jones_13894462758.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/","name":"Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Young_men_stand_guard_during_a_demonstration_by_a_local_militia_formed_to_provide_security_in_Marka_Somalia_on_April_30._AU_UN_IST_PHOTO_-_Tobin_Jones_13894462758.jpg","datePublished":"2019-01-10T06:11:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Young_men_stand_guard_during_a_demonstration_by_a_local_militia_formed_to_provide_security_in_Marka_Somalia_on_April_30._AU_UN_IST_PHOTO_-_Tobin_Jones_13894462758.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Young_men_stand_guard_during_a_demonstration_by_a_local_militia_formed_to_provide_security_in_Marka_Somalia_on_April_30._AU_UN_IST_PHOTO_-_Tobin_Jones_13894462758.jpg","width":4166,"height":2772,"caption":"Young men stand guard during a demonstration by a local militia, formed to provide security in Marka, Somalia, on April 30. AU UN IST PHOTO \/ Tobin Jones"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiisha-ciidamada-oo-kahadlay-dagaalkii-ka-dhacay-marka-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiisha Ciidamada oo kahadlay dagaalkii ka dhacay Marka +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122007"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122010,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122007\/revisions\/122010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122009"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}