{"id":122011,"date":"2019-01-10T08:15:50","date_gmt":"2019-01-10T06:15:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122011"},"modified":"2019-01-10T08:15:50","modified_gmt":"2019-01-10T06:15:50","slug":"trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/","title":{"rendered":"Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka baxay kulan uu lalahaa xisbiga dimuquraadiga ah waxaana burburay wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran ku dhowaad 3 todobaad.<\/p>\n<p>Trump ayaa isaga baxay wadahadalkii kadib markii Nancy Pelosi iyo Chuck Schumer ay ku adkaysteen diidmadooda ku aaddan dhaqaalaha lagu bixinayo qorshaha madaxweynuhu ku doonayo in darbiga looga dhiso xuduudda Maraykanku uu la wadaago Mexico.<\/p>\n<p>Kumanan shaqaalaha federaalka oo shaqaynaya mushahaar la\u2019aan ayaa toddobaadkan waayi doona gunnooyinkooda, iyadoo Mr Trump uu ku hanjabay inuu ku dhawaaqi doono xaalad degdeg ah oo qaran haddii ay sii socoto xiisadda la xiriirta darbiga, asagoo garab mari doono ansaxinta Kongareska ee dhisidda gidaarka.<\/p>\n<p>Ismari waagaan ayaa dhaliyey in ay xirnaadaan laamo kamid ah xukuumadda tan iyo 22 December.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu ayaau si lama filaan ah uga baxay shirka kadib markii Mrs Pelosi ay sheegtay in aanay ansixin doonin wax dhaqaale ah oo lagu bixiyo gidaarka.<\/p>\n<p>Trump ayaa Pelosi, waydiiyey \u2018 ma igu raacsan tahay gidaarkayga? Waxay ku jawaabtay maya ka dibna wuu kacay, isagoo leh, \u2018 haddaba majirto wax aynu ka wadahadalno\u201d wuuna dhaqaaqay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka baxay kulan uu lalahaa xisbiga dimuquraadiga ah waxaana burburay wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran ku dhowaad 3 todobaad. Trump ayaa isaga baxay wadahadalkii kadib markii Nancy Pelosi iyo Chuck Schumer ay ku adkaysteen diidmadooda ku aaddan dhaqaalaha lagu bixinayo qorshaha madaxweynuhu ku doonayo in darbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122012,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122011","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka baxay kulan uu lalahaa xisbiga dimuquraadiga ah waxaana burburay wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran ku dhowaad 3 todobaad. Trump ayaa isaga baxay wadahadalkii kadib markii Nancy Pelosi iyo Chuck Schumer ay ku adkaysteen diidmadooda ku aaddan dhaqaalaha lagu bixinayo qorshaha madaxweynuhu ku doonayo in darbiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-10T06:15:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"789\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/\",\"name\":\"Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-10T06:15:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg\",\"width\":789,\"height\":460,\"caption\":\"U.S. President Donald Trump speaks during a Cabinet meeting on day 12 of the partial U.S. government shutdown at the White House in Washington, U.S., January 2, 2019. REUTERS\/Jim Young - RC180D093F10\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka baxay kulan uu lalahaa xisbiga dimuquraadiga ah waxaana burburay wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran ku dhowaad 3 todobaad. Trump ayaa isaga baxay wadahadalkii kadib markii Nancy Pelosi iyo Chuck Schumer ay ku adkaysteen diidmadooda ku aaddan dhaqaalaha lagu bixinayo qorshaha madaxweynuhu ku doonayo in darbiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-10T06:15:50+00:00","og_image":[{"width":789,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/","name":"Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg","datePublished":"2019-01-10T06:15:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/donald-trump-2.jpg","width":789,"height":460,"caption":"U.S. President Donald Trump speaks during a Cabinet meeting on day 12 of the partial U.S. government shutdown at the White House in Washington, U.S., January 2, 2019. REUTERS\/Jim Young - RC180D093F10"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-si-caro-leh-uga-baxay-shir-uu-la-lahaa-xisbiga-dimoqraadiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122011"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122011"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122013,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122011\/revisions\/122013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122012"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}