{"id":122014,"date":"2019-01-10T20:10:24","date_gmt":"2019-01-10T18:10:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122014"},"modified":"2019-01-10T20:10:24","modified_gmt":"2019-01-10T18:10:24","slug":"war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/","title":{"rendered":"War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Guddi is xilqaamay oo u ololeeya cadaalad u helista dibadbaxaayaashii ku geriyooday dibad baxyadii Baydhaba, kana kooban Siyaasiyiin, Suxufiyiin, Waxgarad, Ganacsato, iyo Bulshada Rayidka ayaa waxa ay warqad cabasho ah u direen Wakiilada wadamada reer Galbeedka ee Soomaaliya u joogo, Xafiiska UNSOM, iyo Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Waxaana warqadooda ay u qorneyd sidatan:<\/strong><\/p>\n<p>\u201cAnaga oo ah guddi is xilqaamay oo caadalad u raadinaya dibadbaxayaashii ku geeriyooday Baydhabo, waxaan warqadaan idiinkugu soo qornay in aan idiin muujino sida aan kaga xunahay warqada kasoo baxday Xafiiska maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya taariikhda markay aheyd 5\u2019ta Bishaan Janaayo taasi oo lagu magacaabay guddi xaqiiqa raadin ah oo baara geerida dibaxbayaashii ku geeriyooday Baydhaba, kuwaasi oo ku geeriyooday gacanta Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Booliska Koonfur Galbeed, waa lagama maarmaan in cadaalada lasoo taago kuwii dilay dibadbaxaayaashii Baydhabo intii u dhaxeysay 13 ilaa 15 bishii December ee sanadkii tagay, waxaa sidoo la dhaawacay dad badan oo banaanbaxayaashaasi kamid ahaa iyadoo sidoo kale la xiray dad kale oo aanan waxba galabsan\u201d.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay warkooda kusii dareyn \u201cGudigaasi loo magacaabay xaqiiqa raadinta waxaa hubaal ah in ay yihiin kuwii ka dambeeyay ama wax ka ogaa dhacdadaasi foosha xumeyd ee lagu xasuuqay dibadbaxayaashi lagu dilay Baydhaba,\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWadamada Deeqda siiya Soomaaliya waxaan u sheegaynaa in deeqdooda loo adeegsado dilka iyo dhaawicida dad aanan waxba galabsan\u201d<\/p>\n<p>Waxa ayna ugu dambeyan deeq bixiyaayasha Soomaaliya taageera ka codsadeyn in \u201d Dowladda dhexe ee Soomaaliya ay wax ka weydiiyaan sida ay ku dhacday dhacdadaasi foosha xun\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddi is xilqaamay oo u ololeeya cadaalad u helista dibadbaxaayaashii ku geriyooday dibad baxyadii Baydhaba, kana kooban Siyaasiyiin, Suxufiyiin, Waxgarad, Ganacsato, iyo Bulshada Rayidka ayaa waxa ay warqad cabasho ah u direen Wakiilada wadamada reer Galbeedka ee Soomaaliya u joogo, Xafiiska UNSOM, iyo Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya. Waxaana warqadooda ay u qorneyd sidatan: \u201cAnaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122015,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddi is xilqaamay oo u ololeeya cadaalad u helista dibadbaxaayaashii ku geriyooday dibad baxyadii Baydhaba, kana kooban Siyaasiyiin, Suxufiyiin, Waxgarad, Ganacsato, iyo Bulshada Rayidka ayaa waxa ay warqad cabasho ah u direen Wakiilada wadamada reer Galbeedka ee Soomaaliya u joogo, Xafiiska UNSOM, iyo Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya. Waxaana warqadooda ay u qorneyd sidatan: \u201cAnaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-10T18:10:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Baydhabo-3-696x522.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/\",\"name\":\"War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Baydhabo-3-696x522.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-10T18:10:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Baydhabo-3-696x522.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Baydhabo-3-696x522.jpg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo - Wardoon","og_description":"Guddi is xilqaamay oo u ololeeya cadaalad u helista dibadbaxaayaashii ku geriyooday dibad baxyadii Baydhaba, kana kooban Siyaasiyiin, Suxufiyiin, Waxgarad, Ganacsato, iyo Bulshada Rayidka ayaa waxa ay warqad cabasho ah u direen Wakiilada wadamada reer Galbeedka ee Soomaaliya u joogo, Xafiiska UNSOM, iyo Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya. Waxaana warqadooda ay u qorneyd sidatan: \u201cAnaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-10T18:10:24+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Baydhabo-3-696x522.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/","name":"War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Baydhabo-3-696x522.jpg","datePublished":"2019-01-10T18:10:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Baydhabo-3-696x522.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Baydhabo-3-696x522.jpg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/war-cusub-oo-laga-soo-saaray-dilkii-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"War cusub oo laga soo saaray dilkii Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122014"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122016,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122014\/revisions\/122016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122015"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}