{"id":122036,"date":"2019-01-11T07:48:45","date_gmt":"2019-01-11T05:48:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122036"},"modified":"2019-01-11T07:48:45","modified_gmt":"2019-01-11T05:48:45","slug":"gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/","title":{"rendered":"Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sarkaalka la xiray ayaa lagu magacaabayay Yuusuf Xundubey, waxaa uu ka soo muuqda muuqaal la soo geliyay baraha bulshada, isaga oo gacan ka hadal dhex maraya gabar, iyadoo gabadhaas la sheegay inay aheyd xaaskiisa hore<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Amniga waxay soo xirtay Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaliyeed oo fal foolxun kula kacay Gabar Soomaliyeed oo ahayd xaaskiisi hore\/ Xaafada Shibis. Marnaba looma dul qaadan doono in Ciidamadu ku xadgudbaan sharafta iyo xuquuqda muwaadinka Soomaliyeed\u201dayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda Amniga.<\/p>\n<p>Muuqaalka baraha bulshada hareeyay ayaa ahaa mid ay si toos ah ama Live u soo gashay gabadha xilliga muranka u dhaxeeyay, waxaana sarkaalka xilligaas uu xirnaa dharka ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Sarkaalka la xiray ayaa lagu magacaabayay Yuusuf Xundubey, waxaa uu ka soo muuqda muuqaal la soo geliyay baraha bulshada, isaga oo gacan ka hadal dhex maraya gabar, iyadoo gabadhaas la sheegay inay aheyd xaaskiisa hore \u201cWasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122038,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122036","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Sarkaalka la xiray ayaa lagu magacaabayay Yuusuf Xundubey, waxaa uu ka soo muuqda muuqaal la soo geliyay baraha bulshada, isaga oo gacan ka hadal dhex maraya gabar, iyadoo gabadhaas la sheegay inay aheyd xaaskiisa hore \u201cWasaaradda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-11T05:48:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/47166020_2517233631629385_5926719727886925824_o-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/\",\"name\":\"Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/47166020_2517233631629385_5926719727886925824_o-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-11T05:48:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/47166020_2517233631629385_5926719727886925824_o-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/47166020_2517233631629385_5926719727886925824_o-1.jpg\",\"width\":1440,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Sarkaalka la xiray ayaa lagu magacaabayay Yuusuf Xundubey, waxaa uu ka soo muuqda muuqaal la soo geliyay baraha bulshada, isaga oo gacan ka hadal dhex maraya gabar, iyadoo gabadhaas la sheegay inay aheyd xaaskiisa hore \u201cWasaaradda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-11T05:48:45+00:00","og_image":[{"width":1440,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/47166020_2517233631629385_5926719727886925824_o-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/","name":"Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/47166020_2517233631629385_5926719727886925824_o-1.jpg","datePublished":"2019-01-11T05:48:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/47166020_2517233631629385_5926719727886925824_o-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/47166020_2517233631629385_5926719727886925824_o-1.jpg","width":1440,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaashaanle-sare-yuusuf-xundubey-oo-xabsiga-dhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gaashaanle Sare Yuusuf Xundubey oo xabsiga dhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122036"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122036"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122039,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122036\/revisions\/122039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122038"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}