{"id":122064,"date":"2019-01-11T14:33:53","date_gmt":"2019-01-11T12:33:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122064"},"modified":"2019-01-11T14:33:53","modified_gmt":"2019-01-11T12:33:53","slug":"dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/","title":{"rendered":"DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,islamarkaana maanta gaaray degmada Afmadow ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay qayb ka yihiin howlgalada xoreynta ah gobolka Jubbada Dhexe.<\/p>\n<p>Xildhibaanka waxaa uu sheegay in Ciidanka Jubbaland ay diyaar u yihiin in ay Al-Shabaab ay kala wareegaan guud ahaan gobolka Jubbada dhexe , islamarkaana hadda uu socdo abaabul ku aadan arintaasi.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in dowladda dhexe ee Soomaaliya aysan xoreyn karin gobolka Jubbadda dhexe, maadaama wali aysan gaarin degaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose sidda Afgooye iyo in aysan wali sugin Ammaanka Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa uu dadka kunool degaanada Jubbaland ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Hay\u2019addaha kala duwan ee maamulka Jubbaland si looga fagaado in dhibaato loo geysto maamulka Jubbaland.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-122064-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Xildhibaan-sheegay-in-dowladda-aysan-wali-xoreyn-Afgooye.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Xildhibaan-sheegay-in-dowladda-aysan-wali-xoreyn-Afgooye.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Xildhibaan-sheegay-in-dowladda-aysan-wali-xoreyn-Afgooye.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,islamarkaana maanta gaaray degmada Afmadow ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay qayb ka yihiin howlgalada xoreynta ah gobolka Jubbada Dhexe. Xildhibaanka waxaa uu sheegay in Ciidanka Jubbaland ay diyaar u yihiin in ay Al-Shabaab ay kala wareegaan guud ahaan gobolka Jubbada dhexe , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122066,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,islamarkaana maanta gaaray degmada Afmadow ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay qayb ka yihiin howlgalada xoreynta ah gobolka Jubbada Dhexe. Xildhibaanka waxaa uu sheegay in Ciidanka Jubbaland ay diyaar u yihiin in ay Al-Shabaab ay kala wareegaan guud ahaan gobolka Jubbada dhexe , [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-11T12:33:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/\",\"name\":\"DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-11T12:33:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,islamarkaana maanta gaaray degmada Afmadow ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay qayb ka yihiin howlgalada xoreynta ah gobolka Jubbada Dhexe. Xildhibaanka waxaa uu sheegay in Ciidanka Jubbaland ay diyaar u yihiin in ay Al-Shabaab ay kala wareegaan guud ahaan gobolka Jubbada dhexe , [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-11T12:33:53+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/","name":"DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-696x392.jpg","datePublished":"2019-01-11T12:33:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-696x392.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-xildhibaan-xassan-cabdi-ismaaciil-dowladda-afgooye-ayay-gaari-la-dahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGEYSO Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil dowladda Afgooye ayay gaari la dahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122064"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122067,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122064\/revisions\/122067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122066"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}