{"id":122084,"date":"2019-01-12T09:21:50","date_gmt":"2019-01-12T07:21:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122084"},"modified":"2019-01-12T09:21:50","modified_gmt":"2019-01-12T07:21:50","slug":"mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/","title":{"rendered":"Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka digay qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe Madax looga dhigo nin Ajnabi ah, taasoo maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay.<\/p>\n<p>Mahad Salaad ayaa sheegay in soo jeedin ku saabsan wax ka bedelka sharciga Bangiga Dhexe la doonayo in maalinta Isniinta la horkeeno Baarlamaanka, si Bangiga Dhexe loogu dhiibo qof ajnabi ah.<\/p>\n<p>\u201cBeec geynta Bangiga Dhexe waa mashruuc bilowgiisa aan aragno, laakiin dhamaadkiisa cid aysan ogeyn, soo jeedin wax loogu bedelayo sharciga Bangiga Dhexe ayaa la horkeenayaa Golaha Shacabka maalinta Isniinta, si nin Ajnabi ah loogu dhiibo Bangiga Dhexe\u201dayuu yiri Xildhibaan Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad ayaa su\u2019aal ka keenay wax ka bedelka lagu sameynayo xeerka Guddoomiyaha, Guddoomiye kuxigeenka Bangiga Dhexe iyo shanta xubnood ee Golaha Agaasimayaasha (Board of Directors) ay ahaadaan muwaadiniin Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Haddaba, waxaa isweydiin mudan:<\/p>\n<p>1. Maxaa xikmad ah oo ku jira in xilligaan shuruucda dalka loo badalo nin AJNABI ah si loogu dhiibo Bankiga Dhexe oo ah hay\u2019adda ugu saraysa ee maamusha dhaqaalaha dalka?<\/p>\n<p>2. Maxaa looga cararayaa muwaadinka Soomaaliyeed ee aqoonyahanka wadaniga ah, laguna doortay nin AJNABI ah oo cilmi maaliyadeed aan baran. Shaqo maaliyadeedna aan soo qaban sida CV-giisa ka muuqata?<\/p>\n<p>3. Mise waxaa jira qorsheyaal kale oo naga qarsoon oo in aan ogaanana hada aysan muhiim ahayn?!<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka digay qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe Madax looga dhigo nin Ajnabi ah, taasoo maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay. Mahad Salaad ayaa sheegay in soo jeedin ku saabsan wax ka bedelka sharciga Bangiga Dhexe la doonayo in maalinta Isniinta la horkeeno Baarlamaanka, si Bangiga Dhexe loogu dhiibo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122085,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122084","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka digay qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe Madax looga dhigo nin Ajnabi ah, taasoo maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay. Mahad Salaad ayaa sheegay in soo jeedin ku saabsan wax ka bedelka sharciga Bangiga Dhexe la doonayo in maalinta Isniinta la horkeeno Baarlamaanka, si Bangiga Dhexe loogu dhiibo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-12T07:21:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mahad-salaad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"541\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/\",\"name\":\"Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mahad-salaad.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-12T07:21:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mahad-salaad.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mahad-salaad.jpg\",\"width\":512,\"height\":541},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka digay qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe Madax looga dhigo nin Ajnabi ah, taasoo maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay. Mahad Salaad ayaa sheegay in soo jeedin ku saabsan wax ka bedelka sharciga Bangiga Dhexe la doonayo in maalinta Isniinta la horkeeno Baarlamaanka, si Bangiga Dhexe loogu dhiibo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-12T07:21:50+00:00","og_image":[{"width":512,"height":541,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mahad-salaad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/","name":"Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mahad-salaad.jpg","datePublished":"2019-01-12T07:21:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mahad-salaad.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mahad-salaad.jpg","width":512,"height":541},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-kashifay-qorshaha-wax-ka-bedelka-xeerka-bangiga-dhexe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahad Salaad oo kashifay qorshaha wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122084"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122086,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122084\/revisions\/122086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122085"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}