{"id":122155,"date":"2019-01-14T11:28:44","date_gmt":"2019-01-14T09:28:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122155"},"modified":"2019-01-14T11:28:44","modified_gmt":"2019-01-14T09:28:44","slug":"sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/","title":{"rendered":"SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay &#038;"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa ku soo bandhigay magaalada Dhuusamareeb dhoolatus ciidan iyo gaadiid dagaal, kaasoo loo diyaarinayo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo dhowaan ka bilaabanaya deegaanada Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa ku dhex lugeeyay gudaha magaalada Dhuusamareeb, waxaana la arkayay, iyagoo ku hubeysan gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamadan ay weerar ku yihiin deegaanada ay Shabaabka maamulaan, dhowaan la xoreyn doono.<\/p>\n<p>Ciidamada lagu soo bandhigay Dhuusamareeb ayaa ahaa ciidankii Ahlusuna ee horay dagaalada ula galay Al-Shabaab, waxaana ciidamadan lagu biiriyay kuwa Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122156\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg\" alt=\"\" width=\"952\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg 952w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola-300x202.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola-768x516.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 952px) 100vw, 952px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122157\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122158\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola4.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola4-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola4-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola1-630x420.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122159\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola1-630x420.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola1-630x420.jpg 630w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola1-630x420-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola2-696x464.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122160\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola2-696x464.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola2-696x464-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa ku soo bandhigay magaalada Dhuusamareeb dhoolatus ciidan iyo gaadiid dagaal, kaasoo loo diyaarinayo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo dhowaan ka bilaabanaya deegaanada Maamulka Galmudug. Ciidamadan ayaa ku dhex lugeeyay gudaha magaalada Dhuusamareeb, waxaana la arkayay, iyagoo ku hubeysan gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan. Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamadan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122156,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay &amp; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay &amp; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Galmudug ayaa ku soo bandhigay magaalada Dhuusamareeb dhoolatus ciidan iyo gaadiid dagaal, kaasoo loo diyaarinayo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo dhowaan ka bilaabanaya deegaanada Maamulka Galmudug. Ciidamadan ayaa ku dhex lugeeyay gudaha magaalada Dhuusamareeb, waxaana la arkayay, iyagoo ku hubeysan gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan. Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamadan ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-14T09:28:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/\",\"name\":\"SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay & - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-14T09:28:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg\",\"width\":952,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay &#038;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay & - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay & - Wardoon","og_description":"Maamulka Galmudug ayaa ku soo bandhigay magaalada Dhuusamareeb dhoolatus ciidan iyo gaadiid dagaal, kaasoo loo diyaarinayo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo dhowaan ka bilaabanaya deegaanada Maamulka Galmudug. Ciidamadan ayaa ku dhex lugeeyay gudaha magaalada Dhuusamareeb, waxaana la arkayay, iyagoo ku hubeysan gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan. Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamadan ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-14T09:28:44+00:00","og_image":[{"width":952,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/","name":"SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay & - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg","datePublished":"2019-01-14T09:28:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dhola.jpg","width":952,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-galmudug-oo-dhoolatus-aan-caadi-aheyn-soo-bandhigtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO: Galmudug oo Dhoolatus aan caadi aheyn soo Bandhigtay &#038;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122155"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122161,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122155\/revisions\/122161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122156"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}