{"id":122173,"date":"2019-01-14T12:42:20","date_gmt":"2019-01-14T10:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122173"},"modified":"2019-01-14T12:42:20","modified_gmt":"2019-01-14T10:42:20","slug":"hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/","title":{"rendered":"Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa banaanka usoo baxay khilaaf mudooyinkan u dhaxeeyay Hanti Dowraha Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooye iyo kuxigeenkiisa\u00a0Cali Abuukar , khilaafkan ayaana ahaa mid mudooyinkii lasoo dhaafay sii xoogeesanayay.<\/p>\n<p>Sida aan Wararka ku heleyno khilaafka Hanti Dhowraha Qaranka iyo kuxigeenkiisa ayaa salka ku haya arimo dhowr ah ay kamid yihiin dad ku heyb ah Hanti Djowraha Qaranka oo dhawaan laga shaqeeliisiiyay Xafiiska Hanti Dhowrka.<\/p>\n<p>Cali Abuukar kuxigeenka Hanti Dhowraha Qaranka ayaa sheegay in Mr Afgooye uu awooda xafiiska wada maroogsada dhawaanahan uu shaqaaleesiinayay dad aan qibrad laheyn balse ku heyb ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Cali Abuukar in shaqaalihii hore ee Xafiiska Hanti dhowrka Qaranka in ay cabasho ka keeneen shaqaalaha cusub ee lagu wareejiyay shaqadooda, waxa uuna xusay dacwad arintaasi ka dhan ah in ay gudbiyeen Madaxda sare ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cRuntii Shaqaalo fara badan oo ehelkiisa ah ayuu keenay, baaris ayay sameeyaan, Shaqaalihii kale waa ay xanaaqeen, hanta dhowraha ayaa Xarunta dambi baarista ee CID-da uga yeeray ,arrintaasina waan ku kala qayb sanahay, waxaan warqad dacwad ah u gudbiyay Xafiisyada ,Madaxweynaha,Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka.\u201dAyuu yiri Kuxigeenka Guud 1aad ee Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Khilaafkan soo banaan baxay ee u dhaxeeya Hanti dhowraha Qaranka iyo kuxigeenkiisa ayaa laga cabsi qabaa in labada masuul midkood uu ku baxo hadii aysan Madaxda sare dowlada soo faragalin khilaafkan taagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa banaanka usoo baxay khilaaf mudooyinkan u dhaxeeyay Hanti Dowraha Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooye iyo kuxigeenkiisa\u00a0Cali Abuukar , khilaafkan ayaana ahaa mid mudooyinkii lasoo dhaafay sii xoogeesanayay. Sida aan Wararka ku heleyno khilaafka Hanti Dhowraha Qaranka iyo kuxigeenkiisa ayaa salka ku haya arimo dhowr ah ay kamid yihiin dad ku heyb ah Hanti Djowraha Qaranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122174,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa banaanka usoo baxay khilaaf mudooyinkan u dhaxeeyay Hanti Dowraha Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooye iyo kuxigeenkiisa\u00a0Cali Abuukar , khilaafkan ayaana ahaa mid mudooyinkii lasoo dhaafay sii xoogeesanayay. Sida aan Wararka ku heleyno khilaafka Hanti Dhowraha Qaranka iyo kuxigeenkiisa ayaa salka ku haya arimo dhowr ah ay kamid yihiin dad ku heyb ah Hanti Djowraha Qaranka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-14T10:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hanti-dhowr.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/\",\"name\":\"Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hanti-dhowr.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-14T10:42:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hanti-dhowr.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hanti-dhowr.jpg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan - Wardoon","og_description":"Waxaa banaanka usoo baxay khilaaf mudooyinkan u dhaxeeyay Hanti Dowraha Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooye iyo kuxigeenkiisa\u00a0Cali Abuukar , khilaafkan ayaana ahaa mid mudooyinkii lasoo dhaafay sii xoogeesanayay. Sida aan Wararka ku heleyno khilaafka Hanti Dhowraha Qaranka iyo kuxigeenkiisa ayaa salka ku haya arimo dhowr ah ay kamid yihiin dad ku heyb ah Hanti Djowraha Qaranka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-14T10:42:20+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hanti-dhowr.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/","name":"Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hanti-dhowr.jpg","datePublished":"2019-01-14T10:42:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hanti-dhowr.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hanti-dhowr.jpg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hantidhowraha-iyo-kuxigeenkisa-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hantidhowraha iyo kuxigeenkisa oo isku dhegan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122173"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122175,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122173\/revisions\/122175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122174"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}