{"id":122176,"date":"2019-01-14T14:09:03","date_gmt":"2019-01-14T12:09:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122176"},"modified":"2019-01-14T14:09:03","modified_gmt":"2019-01-14T12:09:03","slug":"baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta dood kulul ka yeeshay\u00a0xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, waxaana Xildhibaanada qaarkood si adag dood uga keeneen sharcigan Wasiirada soo meel mariyeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa ka dooday wax ka badelka lagu sameenayo sharciga\u00a0xeerka Maamulka Bangiga Dhexe , waxa ayna Xildhibaanada dooda dhiibatay qaarkood taageereen waxka bedelka sharciga halka kuwa kalana kasoo horjeeseen.<\/p>\n<p>Markii dooda Xildhibaanada ka lahaayeen wax ka badelka Xeerka mamaulka Bangiga Dhaxe ee Soomaalia ayaa gudoomiyaha waxa uu faray Xildhibaanada in ay cod u qaadaan xeerkan si uu u dhaqan galo ama u diidaan.<\/p>\n<p>Xeerkan wax ka badelka Bangiga Dhaxe ee Soomaalya waxaa taageeray oo meel mariyay 158-Xildhibaan, waxaana xeerkan kasoo horjeestay oo diiday 17-Xildhibaan , mana jirin Xildhibaano ka aamusay.<\/p>\n<p>Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya xeerkan wax ka badelka Bangiga Dhaxe ay maanta meel mariyeen ayaa ogolaanaya in Bangiga Dhaxe uu madax ka noqon karo Ruux ajnabi ah .<\/p>\n<p>Meel marinta xeerkan wax ka badelka sharciga Bnagiga Dhaxe ayaa kusoo aadaya xili dowlada Soomaaliya la sheegay in ay dooneyso in Bangiga Dhaxe madax ka noqdo nin ajnabi ah oo kasoo jeeda dalka Briain.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta dood kulul ka yeeshay\u00a0xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, waxaana Xildhibaanada qaarkood si adag dood uga keeneen sharcigan Wasiirada soo meel mariyeen. &nbsp; Qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa ka dooday wax ka badelka lagu sameenayo sharciga\u00a0xeerka Maamulka Bangiga Dhexe , waxa ayna Xildhibaanada dooda dhiibatay qaarkood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122136,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta dood kulul ka yeeshay\u00a0xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, waxaana Xildhibaanada qaarkood si adag dood uga keeneen sharcigan Wasiirada soo meel mariyeen. &nbsp; Qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa ka dooday wax ka badelka lagu sameenayo sharciga\u00a0xeerka Maamulka Bangiga Dhexe , waxa ayna Xildhibaanada dooda dhiibatay qaarkood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-14T12:09:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"344\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"146\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/\",\"name\":\"Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-14T12:09:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES.jpg\",\"width\":344,\"height\":146},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta dood kulul ka yeeshay\u00a0xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, waxaana Xildhibaanada qaarkood si adag dood uga keeneen sharcigan Wasiirada soo meel mariyeen. &nbsp; Qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa ka dooday wax ka badelka lagu sameenayo sharciga\u00a0xeerka Maamulka Bangiga Dhexe , waxa ayna Xildhibaanada dooda dhiibatay qaarkood [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-14T12:09:03+00:00","og_image":[{"width":344,"height":146,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/","name":"Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES.jpg","datePublished":"2019-01-14T12:09:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/LATES.jpg","width":344,"height":146},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-oo-ogolaaday-in-bankiga-dhexe-nin-ajnabi-ah-maamulo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka oo ogolaaday in Bankiga dhexe nin ajnabi ah maamulo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122176"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122176"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122177,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122176\/revisions\/122177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122136"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}