{"id":122184,"date":"2019-01-14T15:21:53","date_gmt":"2019-01-14T13:21:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122184"},"modified":"2019-01-14T15:21:53","modified_gmt":"2019-01-14T13:21:53","slug":"daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/","title":{"rendered":"Daahir Amiin Jeesoow: &#8220;War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa difaacaya qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe loogu magacaabo nin Ajnabi ah, kaddib markii Golaha wasiirada ay wax ka bedel ku sameeyeen xeerka Bangiga Dhexe ee la qoray 1960-kii.<\/p>\n<p>Daahir Jeesow ayaa sheegay in Bangiga Dhexe uu hadda ku shaqeeyo nidaamka qabiilka ee 4.5, isagoo xusay in aan habooneyn oo la badalayo xeerka Bangiga Dhexe.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad rabtaan in lagu shaqeeyo qabiil iyo waxaan haboonayn, waa la badalayaa Xeerka Bankiga Dhexe\u201dayuu yiri Xildhibaan Jeesow.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in Bangiga Dhexe loo dhiibayo xataa Gaalka midka ugu madow, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dood kulul ka yeeshay wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe, waxaa qaar ka mid ah Xildhibaanada ku tilmaameen Qiyaano qaran iyo qaran dumisnimo, in qof ajnabi loo magacaabo Bangiga Dhexe, iyadoo laga aamin baxayo qofka muwaadinka ah.<\/p>\n<p>Wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe ayaa aheyd mid Xukuumadda iyo Madaxtooyada ay olole badan u galeen, waxaana Sabtidii la baajiyay kulanka oo laga cabsi qabay inuu kooram la\u2019aan ku furmi waayo, balse labadii maalmood ee la soo dhaafay dadaal la geliyay sidii Xildhibaanada dalka dibaddiisa ku maqan ay dib ugu soo laaban lahaayeen Muqdisho, si ay u ansixiyaan wax ka bedelka xeerkaas ay soo gudbisay Xukuumadda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgoobjoognews%2Fvideos%2F281889249139182%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa difaacaya qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe loogu magacaabo nin Ajnabi ah, kaddib markii Golaha wasiirada ay wax ka bedel ku sameeyeen xeerka Bangiga Dhexe ee la qoray 1960-kii. Daahir Jeesow ayaa sheegay in Bangiga Dhexe uu hadda ku shaqeeyo nidaamka qabiilka ee 4.5, isagoo xusay in aan habooneyn oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122185,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daahir Amiin Jeesoow: &quot;War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daahir Amiin Jeesoow: &quot;War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa difaacaya qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe loogu magacaabo nin Ajnabi ah, kaddib markii Golaha wasiirada ay wax ka bedel ku sameeyeen xeerka Bangiga Dhexe ee la qoray 1960-kii. Daahir Jeesow ayaa sheegay in Bangiga Dhexe uu hadda ku shaqeeyo nidaamka qabiilka ee 4.5, isagoo xusay in aan habooneyn oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-14T13:21:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"877\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/\",\"name\":\"Daahir Amiin Jeesoow: \\\"War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-18.png\",\"datePublished\":\"2019-01-14T13:21:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-18.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-18.png\",\"width\":877,\"height\":706},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daahir Amiin Jeesoow: &#8220;War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daahir Amiin Jeesoow: \"War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daahir Amiin Jeesoow: \"War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa difaacaya qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe loogu magacaabo nin Ajnabi ah, kaddib markii Golaha wasiirada ay wax ka bedel ku sameeyeen xeerka Bangiga Dhexe ee la qoray 1960-kii. Daahir Jeesow ayaa sheegay in Bangiga Dhexe uu hadda ku shaqeeyo nidaamka qabiilka ee 4.5, isagoo xusay in aan habooneyn oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-14T13:21:53+00:00","og_image":[{"width":877,"height":706,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/","name":"Daahir Amiin Jeesoow: \"War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-18.png","datePublished":"2019-01-14T13:21:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-18.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-18.png","width":877,"height":706},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-amiin-jeesoow-war-midkaan-waaba-cadaanee-maa-loo-dhiibo-mid-afrikaan-ah-oo-madoowvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daahir Amiin Jeesoow: &#8220;War midkaan waaba Cadaanee, maa loo dhiibo mid Afrikaan ah oo Madoow+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122184"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122184"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122186,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122184\/revisions\/122186"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122185"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}