{"id":122235,"date":"2019-01-15T08:20:06","date_gmt":"2019-01-15T06:20:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122235"},"modified":"2019-01-15T08:20:06","modified_gmt":"2019-01-15T06:20:06","slug":"c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa soo bandhigay qodob wax ka bedel lagu sameeyay oo ku jiray Sharcigii Hanti Dhowrka Guud ee ay shalay ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Baarlamaanka uu awooddiisa gacanta isaga qaaday, isagoo xusay in la bedelay qodobka 20aad ee dhigaya in Magacaabista Hanti Dhowrka Guud ay soo ansixiyaan Golaha wasiirada, Baarlamaankana uu ansixinayo, taasoo madax banaani buuxda siin laheyd Hanti Dhowrka Guud.<\/p>\n<p>\u201cSharciga labaad waa sharciga Hanti-Dhowrka Guud, Waxaa laga bedelay qodobka 20aad ee dhigayay in magacaabista Hanti- Dhowrka uu Golaha Wasiirada soo jeedinta leeyahay, halka uu Baarlamaanka ansixinayo, Madaxweynahuna wareegto ku soo saaro, Waxaa meesha laga saaray awoodda Baarlamaanka ee Ansixinta, taasoo madaxbanaani buuxda siin lahayd Hanti-Dhowrka Guud, waxaa taas bedelkeeda laga dhigay in Xukuumadu soo jeediso, Madaxweynuhuna uu wareegto ku magacaabo, Baarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday, Waxaa halkaas ka cad in uusan jirin Baarlamaan difaacaya danta Shacabka iyo dawladnimada Soomaaliya\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in saameynta ay leedahay in Hanti Dhowrka Guud la hoos geeyo Xukuumadda ay ka daran tahay in ruux Ajnabi loo dhiibo Bangiga Dhexe.<\/p>\n<p>\u201cSaamaynta taban ee ay leedahay in Hanti-Dhowrka Guud la hoos geeyeyo Xukuumada ayaa ka daran in ruux Ajnabi ah Baanka Dhexe loo dhiibo, Sababtoo ah Hanti-Dhowrku awood uma laha in uu Xisaabiyo Xukuumada, ummadana Hantidooda u dhowro, Tani waxay dhabarjab wayn ku tahay horumar kasta oo laga samayn lahaa hufnaanta Hanaanka Maaliyadeed ee dalka, waxayna caqabad ku noqon doontaa deeqaha la siinayo dalka iyo daymihii laga cafin lahaa\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay u cadaatay in Baarlamaanka uu gabay awooddiisa kor-joogteynta, waxaana sugnaa in Aqalka Sare ee Baarlamaanka ay damiir iyo dadnimo ku hartay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/qodobka..jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122237\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/qodobka..jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"550\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/qodobka..jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/qodobka.-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/qodobka.-768x440.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa soo bandhigay qodob wax ka bedel lagu sameeyay oo ku jiray Sharcigii Hanti Dhowrka Guud ee ay shalay ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Baarlamaanka uu awooddiisa gacanta isaga qaaday, isagoo xusay in la bedelay qodobka 20aad ee dhigaya in Magacaabista Hanti Dhowrka Guud ay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122236,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122235","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa soo bandhigay qodob wax ka bedel lagu sameeyay oo ku jiray Sharcigii Hanti Dhowrka Guud ee ay shalay ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Baarlamaanka uu awooddiisa gacanta isaga qaaday, isagoo xusay in la bedelay qodobka 20aad ee dhigaya in Magacaabista Hanti Dhowrka Guud ay soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-15T06:20:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/\",\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-15T06:20:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa soo bandhigay qodob wax ka bedel lagu sameeyay oo ku jiray Sharcigii Hanti Dhowrka Guud ee ay shalay ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka. C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in Baarlamaanka uu awooddiisa gacanta isaga qaaday, isagoo xusay in la bedelay qodobka 20aad ee dhigaya in Magacaabista Hanti Dhowrka Guud ay soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-15T06:20:06+00:00","og_image":[{"width":960,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/","name":"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg","datePublished":"2019-01-15T06:20:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/CRaxmaan-CShakuur-1.jpg","width":960,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-baarlamaanka-gacantiisa-ayuu-awoodda-isaga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cBaarlamaanka gacantiisa ayuu awoodda isaga qaaday\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122235"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122238,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122235\/revisions\/122238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122236"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}