{"id":122316,"date":"2019-01-16T12:27:33","date_gmt":"2019-01-16T10:27:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122316"},"modified":"2019-01-16T12:39:25","modified_gmt":"2019-01-16T10:39:25","slug":"laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/","title":{"rendered":"Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda"},"content":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar shalay gelinkii dambe ka dhacay Hotelka Dusir2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen masuuliyadiisa.<\/p>\n<p>Weerarkii ka dhacay hotelka ku yaala xaafadda Westland ayaa la sheegay in dad Soomaaliyeed ay ku jireen dadkii ku dhintay weerarka, waxaana ilaa iyo hadda la xaqiijiyay labo ruux oo Soomaali ah.<\/p>\n<p>Warar la helayo ayaa waxa ay sheegayaan inay weerarkaas ku geeriyoodeen laba Nin oo Soomaali ah ah oo wada dhashay, kuwaas oo Magacyacdooda lagu sheegay Feysal Daahir iyo Cabdalla Daahir.<\/p>\n<p>Inkasta oo dowladda Kenya ay sheegtay in laamaha ammaanka ay la wareegeen dhismaha la weeraray ayaa haddana waxaa goobta laga maqlaya dhawaaqa qaraxyo iyo rasaas.<\/p>\n<p>Kenya ayaa sheegtay in weerarkaasi ay ku dhinteen 15 ruux oo 11 kamid ah ay Kenyan yihiin, laakiin Al Shabaab waxay sheegeen inay ku dileen 50 ruux.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/daawo-warbixinta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122333\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/daawo-warbixinta.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"465\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/daawo-warbixinta.jpg 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/daawo-warbixinta-300x199.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar shalay gelinkii dambe ka dhacay Hotelka Dusir2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen masuuliyadiisa. Weerarkii ka dhacay hotelka ku yaala xaafadda Westland ayaa la sheegay in dad Soomaaliyeed ay ku jireen dadkii ku dhintay weerarka, waxaana ilaa iyo hadda la xaqiijiyay labo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122297,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar shalay gelinkii dambe ka dhacay Hotelka Dusir2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen masuuliyadiisa. Weerarkii ka dhacay hotelka ku yaala xaafadda Westland ayaa la sheegay in dad Soomaaliyeed ay ku jireen dadkii ku dhintay weerarka, waxaana ilaa iyo hadda la xaqiijiyay labo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-16T10:27:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-16T10:39:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ken-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"509\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/\",\"name\":\"Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ken-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-16T10:27:33+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-16T10:39:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ken-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ken-3.jpg\",\"width\":768,\"height\":509},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda - Wardoon","og_description":"Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar shalay gelinkii dambe ka dhacay Hotelka Dusir2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen masuuliyadiisa. Weerarkii ka dhacay hotelka ku yaala xaafadda Westland ayaa la sheegay in dad Soomaaliyeed ay ku jireen dadkii ku dhintay weerarka, waxaana ilaa iyo hadda la xaqiijiyay labo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-16T10:27:33+00:00","article_modified_time":"2019-01-16T10:39:25+00:00","og_image":[{"width":768,"height":509,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ken-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/","name":"Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ken-3.jpg","datePublished":"2019-01-16T10:27:33+00:00","dateModified":"2019-01-16T10:39:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ken-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ken-3.jpg","width":768,"height":509},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wiil-walaalo-oo-soomaali-ah-oo-ku-geeriyootay-weerarkii-ka-dhacay-nairobi-magacyadooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laba wiil walaalo oo Soomaali ah oo ku geeriyootay weerarkii ka dhacay Nairobi +magacyadooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122316"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122316"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122334,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122316\/revisions\/122334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122297"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}