{"id":122421,"date":"2019-01-18T14:25:03","date_gmt":"2019-01-18T12:25:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122421"},"modified":"2019-01-18T14:25:03","modified_gmt":"2019-01-18T12:25:03","slug":"daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Heyadaha amniga dalka Kenya oo wali wadda baaritaano dheeraad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo qaabka ay Al-Shabaab ugu biireen, waxaana ku jira wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda Kenya, arintaasoo yaab iyo weji gabax ku noqotay madaxda iyo shacabka Kenya.<\/p>\n<p>Ali Salim Gichunge oo uu dhalay Sarkaal ka tirsan ciidanka Difaaca dowladda ee lagu magacaabo KDF ahaana 27 sano jir ayaa ka mid ahaa raggii fuliyay weerarka, waxaana yaraantiisii lagu xanaaneyn jiray Kaniisad loogu tala galay Carruurta yaryar oo ku taalla dalkaas.<\/p>\n<p>Booliska Kenya ayaa xalay soo xiray Xaaskiisa iyo gabar la dhalatay oo ku noolaa Magaalada Nairobi si wax looga weydiiyo Falkan uu sameeyay, waxaa uu ka mid ahaa raggii weerarka soo qaaday ee gudaha galay markii dambena lagu dilay.<\/p>\n<p>Dowladda Shaacisay Magacyadda Shaqsiyaad kale oo weerarka fuliyay waxaana ka mid ah Eric Kinyanjui oo 26 jir ah oo kasoo jeedda Ngecha ee Limuru iyo Faaruuq oo ku dhashay Xaafada isku raranka ah ee Majengo ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kUyCCdrcQPc\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oNz0-0JLB3c\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.capitalfm.co.ke\/news\/2019\/01\/riverside-attack-main-planner-ali-salim-among-11-in-custody\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Heyadaha amniga dalka Kenya oo wali wadda baaritaano dheeraad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo qaabka ay Al-Shabaab ugu biireen, waxaana ku jira wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda Kenya, arintaasoo yaab iyo weji gabax ku noqotay madaxda iyo shacabka Kenya. Ali Salim Gichunge oo uu dhalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122422,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122421","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Heyadaha amniga dalka Kenya oo wali wadda baaritaano dheeraad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo qaabka ay Al-Shabaab ugu biireen, waxaana ku jira wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda Kenya, arintaasoo yaab iyo weji gabax ku noqotay madaxda iyo shacabka Kenya. Ali Salim Gichunge oo uu dhalay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-18T12:25:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-18T12:25:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-3.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi - Wardoon","og_description":"Heyadaha amniga dalka Kenya oo wali wadda baaritaano dheeraad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo qaabka ay Al-Shabaab ugu biireen, waxaana ku jira wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda Kenya, arintaasoo yaab iyo weji gabax ku noqotay madaxda iyo shacabka Kenya. Ali Salim Gichunge oo uu dhalay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-18T12:25:03+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/","name":"DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-3.jpg","datePublished":"2019-01-18T12:25:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/maxresdefault-3.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wiil-uu-dhalay-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-kenya-oo-ka-mid-noqday-kuwii-weeraray-nairobi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kenya oo ka mid noqday kuwii weeraray Nairobi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122421"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122421"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122423,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122421\/revisions\/122423"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122422"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}