{"id":122424,"date":"2019-01-18T19:02:09","date_gmt":"2019-01-18T17:02:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122424"},"modified":"2019-01-18T19:02:09","modified_gmt":"2019-01-18T17:02:09","slug":"daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2"},"content":{"rendered":"<p>Boqolaal Soomaali ah oo ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayaa maanta dhigey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii lagu qaaday hotel dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Weerarkan oo ay sheegteen ururka Al-shabaab ayaa waxaa ku dhintey illaa 21 ruux halka labaatameeyo kale ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Dadka ka qeybgalay banaanbaxan ayaa waxaa ay isugu jireen ganacsato,culumaa\u2019udiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Ka qeybgalayaashii banaanbaxan ayaa sheegay inaysan ka mid ahayn dadkii weeraray oo lagu tuhumayay in laga soo abaabulay weerarka dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dadka ku dhintey weerarkan ayaa waxaa ka mid ahaa labo dhalinyaro Soomali ah kuwaasoo u shaqeynaay hay\u2019ad caalami ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa maanta la soo taagay maxkamad shan ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen Soomaali kuwaasoo loo haysto inay ku lug lahaayeen weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha DusitD2.<\/p>\n<p>Soomaalida ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayaa maalmihii la soo dhaafay oo dhan walaac ka qabay jawaabta ay hey\u2019adaha amaanka ee Kenya ka bixin doonaan weerarkaas, oo uu sheegtay ururka Al-Shabaab, gaar ahaan in ciidamadu ay soo bartilmaameedsadaan Islii.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mLB0D-zVc7M\" width=\"860\" height=\"760\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqolaal Soomaali ah oo ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayaa maanta dhigey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii lagu qaaday hotel dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi. Weerarkan oo ay sheegteen ururka Al-shabaab ayaa waxaa ku dhintey illaa 21 ruux halka labaatameeyo kale ay ku dhaawacmeen. Dadka ka qeybgalay banaanbaxan ayaa waxaa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122425,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Boqolaal Soomaali ah oo ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayaa maanta dhigey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii lagu qaaday hotel dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi. Weerarkan oo ay sheegteen ururka Al-shabaab ayaa waxaa ku dhintey illaa 21 ruux halka labaatameeyo kale ay ku dhaawacmeen. Dadka ka qeybgalay banaanbaxan ayaa waxaa ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-18T17:02:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-27-1024x675.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/\",\"name\":\"DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-27.png\",\"datePublished\":\"2019-01-18T17:02:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-27.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-27.png\",\"width\":1318,\"height\":869},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2 - Wardoon","og_description":"Boqolaal Soomaali ah oo ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayaa maanta dhigey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii lagu qaaday hotel dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi. Weerarkan oo ay sheegteen ururka Al-shabaab ayaa waxaa ku dhintey illaa 21 ruux halka labaatameeyo kale ay ku dhaawacmeen. Dadka ka qeybgalay banaanbaxan ayaa waxaa ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-18T17:02:09+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-27-1024x675.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/","name":"DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-27.png","datePublished":"2019-01-18T17:02:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-27.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-27.png","width":1318,"height":869},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaalida-nairobi-oo-maanta-dhigtey-banaanbax-ay-ugaga-soo-horjeedaan-weerarkii-dusitd2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122424"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122424"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122426,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122424\/revisions\/122426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122425"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}