{"id":122427,"date":"2019-01-18T19:08:29","date_gmt":"2019-01-18T17:08:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122427"},"modified":"2019-01-18T19:08:29","modified_gmt":"2019-01-18T17:08:29","slug":"dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/","title":{"rendered":"DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay xireen Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,kaasoo dhawaan kasoo dhex muuqday Baraha bulshadda xilli uu dadka ka qaadayay lacag baad ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa warbaahinta u sheegay in Askariga lagu magacaabo Cabdi Cabdulle Xasan in Ciidanka ay soo xireen ka dib markii uu qof Shacab ah ka qaaday lacag baad ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in ay xiran yihiin ku dhawaad 30 isugu jira Saraakiil iyo Askar loo heysto eedeymo ka dhan ah Musuq maasuq.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa waddo ka mid ah Wadooyinka Muqdisho ku joojiyay gaari uu watay qof Shacabka ah, ka dibna waxaa uu weydiiyay aqoonsigiisa, markii uu sheegay in uusan waddana waxaa uu ka qaatay lacag laaluush ah.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-122427-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Askari-Shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Askari-Shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Askari-Shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay xireen Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,kaasoo dhawaan kasoo dhex muuqday Baraha bulshadda xilli uu dadka ka qaadayay lacag baad ah. Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa warbaahinta u sheegay in Askariga lagu magacaabo Cabdi Cabdulle Xasan in Ciidanka ay soo xireen ka dib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122428,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay xireen Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,kaasoo dhawaan kasoo dhex muuqday Baraha bulshadda xilli uu dadka ka qaadayay lacag baad ah. Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa warbaahinta u sheegay in Askariga lagu magacaabo Cabdi Cabdulle Xasan in Ciidanka ay soo xireen ka dib markii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-18T17:08:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Qaasim-696x391.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/\",\"name\":\"DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Qaasim-696x391.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-18T17:08:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Qaasim-696x391.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Qaasim-696x391.jpg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray - Wardoon","og_description":"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay xireen Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,kaasoo dhawaan kasoo dhex muuqday Baraha bulshadda xilli uu dadka ka qaadayay lacag baad ah. Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa warbaahinta u sheegay in Askariga lagu magacaabo Cabdi Cabdulle Xasan in Ciidanka ay soo xireen ka dib markii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-18T17:08:29+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Qaasim-696x391.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/","name":"DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Qaasim-696x391.jpg","datePublished":"2019-01-18T17:08:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Qaasim-696x391.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Qaasim-696x391.jpg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-askari-shacabka-ka-qaadaayay-lacag-baad-ah-oo-la-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGEYSO: Askari Shacabka ka qaadaayay lacag baad ah oo la xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122427"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122430,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122427\/revisions\/122430"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122428"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}