{"id":122441,"date":"2019-01-19T12:02:44","date_gmt":"2019-01-19T10:02:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122441"},"modified":"2019-01-19T12:02:44","modified_gmt":"2019-01-19T10:02:44","slug":"ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/","title":{"rendered":"Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday"},"content":{"rendered":"<p>Booliska dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyay xog dheeri ah oo laga helay dadkii weerarka ka geystay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen.<\/p>\n<p>Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay ogaadeen ruuxii isku qarxiyay hotelka Dusit ee dalka Kenya iyo haweeney la sheegay inay Al Shabaab u heysay hubkii ay ku weerareen Nairobi.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada Kenya gaar ahaan kuwa lagu yaqaano Argagixiso la dagaalanka ayaa sheegay in Haweeneyda lagu magacaabo Maryan Cabdi ay aheyd haweeneydii u heysay Al Shabaab hubka ay hotelka ku weerareen.<\/p>\n<p>Haweeneyda ayaa la sheegay inay kasoo jeedo deegaan u dhow magaalada Mombasa kaasi oo lagu magacaabo Bondeni, waxaana la sheegay in lagu raad joogo maadaama aan wali gacanta lagu dhigin.<\/p>\n<p>Sidoo kale ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa sheegay in ruuxii isku qarxiyay albaabka hotelka in lagu magacaabo Maahir Khaalid, kaasi oo Al shabaab ku biiray markii uu masaajid kula kulmay Ramadan Xasimi Kufunwa oo Al Shabaab hadda ka tirsan.<\/p>\n<p>Dalka Kenya wali waxaa ka socda baaritaanka Weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Hotelka Dusit 2 ee Magaaladda Nairobi kaasi oo ay ku dhinteen 21 ruux, tiro ka bandanna ay ku dhawacmeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyay xog dheeri ah oo laga helay dadkii weerarka ka geystay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen. Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay ogaadeen ruuxii isku qarxiyay hotelka Dusit ee dalka Kenya iyo haweeney la sheegay inay Al Shabaab u heysay hubkii ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122292,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliska dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyay xog dheeri ah oo laga helay dadkii weerarka ka geystay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen. Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay ogaadeen ruuxii isku qarxiyay hotelka Dusit ee dalka Kenya iyo haweeney la sheegay inay Al Shabaab u heysay hubkii ay ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-19T10:02:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8557132-6594063-image-a-153_1547569683608.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"962\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"641\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/\",\"name\":\"Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8557132-6594063-image-a-153_1547569683608.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-19T10:02:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8557132-6594063-image-a-153_1547569683608.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8557132-6594063-image-a-153_1547569683608.jpg\",\"width\":962,\"height\":641},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday - Wardoon","og_description":"Booliska dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyay xog dheeri ah oo laga helay dadkii weerarka ka geystay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo Al Shabaab ay sheegteen. Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay ogaadeen ruuxii isku qarxiyay hotelka Dusit ee dalka Kenya iyo haweeney la sheegay inay Al Shabaab u heysay hubkii ay ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-19T10:02:44+00:00","og_image":[{"width":962,"height":641,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8557132-6594063-image-a-153_1547569683608.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/","name":"Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8557132-6594063-image-a-153_1547569683608.jpg","datePublished":"2019-01-19T10:02:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8557132-6594063-image-a-153_1547569683608.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8557132-6594063-image-a-153_1547569683608.jpg","width":962,"height":641},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-isku-qarxiyay-dusit-hotel-iyo-haweeneydii-hubka-u-heystay-al-shabaab-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii isku Qarxiyay DUSIT Hotel iyo haweeneydii hubka u heystay Al-shabaab oo la ogaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122441"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122442,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122441\/revisions\/122442"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122292"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}