{"id":122459,"date":"2019-01-20T12:41:10","date_gmt":"2019-01-20T10:41:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122459"},"modified":"2019-01-20T12:41:10","modified_gmt":"2019-01-20T10:41:10","slug":"axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Dhoobley ayaa maanta booqaday Xero ay Ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaankaas, isagoo ku wargeliyay inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa bishan gudaheed saddex jeer ku dhawaaqay dagaal lagu qaadayo Al-Shabaab oo uu maamulkiisa dib u qabsanayo dhulka ka maqan ee Gobolka Jubadda Dhexe.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dhowaan ay la bilaabi doono howlgalka xoreynta deegaanada maqan, isagoo ka dhawaajiyay inay gacanta soo geli doonaan degmooyinka Xagar iyo Badhaadhe iyo Gobolka Jubadda Dhexe.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa sheegay in ciidamadii qaban lahaa deegaanadaas ay ku diyaarsan yihiin meelihii loogu tala galay.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay dagaalkii Baar Sanguuni ayuu ku faanay in dharbaaxo adag ku dhifteen Al-Shabaab, isla markaana dhimashadii ugu badnaa ay ka soo gaartay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland ayaa muddooyinkii u dambeeyay waday abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab, isagoo kormeer ku maraya deegaanada Gobolka Jubadda Hoose ee ay ku sugan yihiin Ciidamada Jubbaland.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-122459 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/madow\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/madow2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"695\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow2.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow2-300x217.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow2-768x556.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/madow3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/madow4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow4.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow4-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow4-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/madow5\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow5.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow5.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow5-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow5-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Dhoobley ayaa maanta booqaday Xero ay Ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaankaas, isagoo ku wargeliyay inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Axmed Madoobe ayaa bishan gudaheed saddex jeer ku dhawaaqay dagaal lagu qaadayo Al-Shabaab oo uu maamulkiisa dib u qabsanayo dhulka ka maqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122460,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Dhoobley ayaa maanta booqaday Xero ay Ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaankaas, isagoo ku wargeliyay inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Axmed Madoobe ayaa bishan gudaheed saddex jeer ku dhawaaqay dagaal lagu qaadayo Al-Shabaab oo uu maamulkiisa dib u qabsanayo dhulka ka maqan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-20T10:41:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-20T10:41:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Dhoobley ayaa maanta booqaday Xero ay Ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaankaas, isagoo ku wargeliyay inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Axmed Madoobe ayaa bishan gudaheed saddex jeer ku dhawaaqay dagaal lagu qaadayo Al-Shabaab oo uu maamulkiisa dib u qabsanayo dhulka ka maqan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-20T10:41:10+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/","name":"Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg","datePublished":"2019-01-20T10:41:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madow.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122459"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122459"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122465,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122459\/revisions\/122465"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122460"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}