{"id":122510,"date":"2019-01-21T18:27:21","date_gmt":"2019-01-21T16:27:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122510"},"modified":"2019-01-21T18:27:21","modified_gmt":"2019-01-21T16:27:21","slug":"hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/","title":{"rendered":"Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel  Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya oo wada baaritaano dhinacyo badan ah oo la xiriira weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday dhismaha Dusit ee magaalada Nairobi ayaa waxaa la xaqiijiyay in saddex ka mid ah qoryihii ay isticmaalayeen dableyda weerarka geysatay ay ahaayeen kuwo ay dowlada federalka Soomaaliya ka soo iibsatay dibadda.<\/p>\n<p>Sida uu daabacay mid kamid ah warbaahinta Kenya DailyNation waxaa ay ciidamada Kenya gacanta ku hayaan shan qori oo ay isticmaalayeen dableydii gudaha u gashay hotelka DusitD2, lana ogaaday in saddex ka mid ah oo laga tirtiray sumada ama lambarka qoriga ay yihiin kuwo la mid ah kuwa ay isticmaalaan ciidamada Milatariga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hase yeeshee labada qori ee kale oo ay wateen dableydii weerartay Nairobi toddobaadkii hore ayaan la xaqiijin halka ay ka heleen ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cDowlad kasta waxa ay leedahay sumad ay u isticmaasho hubkeeda qoryihii laga helay 14 Riverside Drive waxaa ka muuqday sumadda \u2018SO\u2019 oo ah calaamada ay isticmaalaan ciidamada Dowlada Soomaaliya.\u201dayaa lagu daabacay wargeyska DailyNation.<\/p>\n<p>Qoryaha AK-47 ee laga helay Dhismaha 14 Riverside ayaa la rumeysan yahay in haweeney aan la garanayn ay soo gelisay gudaha dalka Kenya.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa bishii November ee sanadkii hore waxa uu ka digey in hubka ay Dowlada Soomaaliya soo iibsato ay u gacan galaan kooxaha ka soo horjeeda.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa hore u sheegtay in shan qori oo AK ah oo lagu qabtay howlgalo laga sameeyay gudaha dalka Kenya labo ka mid ah ay ahaayeen hub ay dowlada Soomaaliya soo iibsatay sanadkii 2013 kadib markii qeyb ahaan laga qaaday cunoqabataynta ganacsiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya oo wada baaritaano dhinacyo badan ah oo la xiriira weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday dhismaha Dusit ee magaalada Nairobi ayaa waxaa la xaqiijiyay in saddex ka mid ah qoryihii ay isticmaalayeen dableyda weerarka geysatay ay ahaayeen kuwo ay dowlada federalka Soomaaliya ka soo iibsatay dibadda. Sida uu daabacay mid kamid ah warbaahinta Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122511,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Kenya oo wada baaritaano dhinacyo badan ah oo la xiriira weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday dhismaha Dusit ee magaalada Nairobi ayaa waxaa la xaqiijiyay in saddex ka mid ah qoryihii ay isticmaalayeen dableyda weerarka geysatay ay ahaayeen kuwo ay dowlada federalka Soomaaliya ka soo iibsatay dibadda. Sida uu daabacay mid kamid ah warbaahinta Kenya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-21T16:27:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/labada-696x392.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/\",\"name\":\"Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/labada-696x392.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-01-21T16:27:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/labada-696x392.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/labada-696x392.jpeg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay - Wardoon","og_description":"Dowlada Kenya oo wada baaritaano dhinacyo badan ah oo la xiriira weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday dhismaha Dusit ee magaalada Nairobi ayaa waxaa la xaqiijiyay in saddex ka mid ah qoryihii ay isticmaalayeen dableyda weerarka geysatay ay ahaayeen kuwo ay dowlada federalka Soomaaliya ka soo iibsatay dibadda. Sida uu daabacay mid kamid ah warbaahinta Kenya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-21T16:27:21+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/labada-696x392.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/","name":"Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/labada-696x392.jpeg","datePublished":"2019-01-21T16:27:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/labada-696x392.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/labada-696x392.jpeg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hubkii-ay-wateen-dalbeydii-weerartay-hotel-dusit-oo-noqday-kuwo-dowlada-soomaaliya-soo-iibsatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel Dusit oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122510"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122510"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122512,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122510\/revisions\/122512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122511"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}