{"id":122541,"date":"2019-01-22T11:19:46","date_gmt":"2019-01-22T09:19:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122541"},"modified":"2019-01-22T11:19:46","modified_gmt":"2019-01-22T09:19:46","slug":"guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u ballanqaaday Waxgaradka degaanada maamulka Koonfur Galbeed in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo sii deyn doono Mukhtaar Roobow.<\/p>\n<p>Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in uu xaqiijinaayo in uu xoriyaddiisa uu heli doono Mukhtaar Roobow.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed uu dadaal badan ku bixin doono soo deynta Mukhtaa Roobow Cali Abuu Mansuur.<\/p>\n<p>Roobow ayaa ku xiran Magaalada Muqdisho, waxaana soo xiray dowladda dhexe ee Soomaaliya ka dib markii uu Baydhabo ka bilaabay Olole ku aadan Musharaxnimadiisa xilka Madaxtinimada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Soo xiristiisa waxaa ka dhashay Banaanbaxyo ay ku dhinten dad badan,kuwaasoo ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-122541-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Guddoomiye-Mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Guddoomiye-Mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Guddoomiye-Mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u ballanqaaday Waxgaradka degaanada maamulka Koonfur Galbeed in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo sii deyn doono Mukhtaar Roobow. Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in uu xaqiijinaayo in uu xoriyaddiisa uu heli doono Mukhtaar Roobow. Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed uu dadaal badan ku bixin doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122543,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u ballanqaaday Waxgaradka degaanada maamulka Koonfur Galbeed in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo sii deyn doono Mukhtaar Roobow. Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in uu xaqiijinaayo in uu xoriyaddiisa uu heli doono Mukhtaar Roobow. Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed uu dadaal badan ku bixin doono [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-22T09:19:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mursal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/\",\"name\":\"Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mursal.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-22T09:19:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mursal.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mursal.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u ballanqaaday Waxgaradka degaanada maamulka Koonfur Galbeed in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo sii deyn doono Mukhtaar Roobow. Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in uu xaqiijinaayo in uu xoriyaddiisa uu heli doono Mukhtaar Roobow. Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed uu dadaal badan ku bixin doono [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-22T09:19:46+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mursal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/","name":"Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mursal.jpg","datePublished":"2019-01-22T09:19:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mursal.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mursal.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-ballanqaad-u-sameeyay-waxgaradka-kgs-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Mursal oo ballanqaad u sameeyay waxgaradka KGS + COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122541"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122544,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122541\/revisions\/122544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122543"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}