{"id":122545,"date":"2019-01-22T11:24:07","date_gmt":"2019-01-22T09:24:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122545"},"modified":"2019-01-22T11:24:07","modified_gmt":"2019-01-22T09:24:07","slug":"guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/","title":{"rendered":"Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay muddo kordhin sagaal bilood ah u sameeyay Wakiilada Somaliland.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay soo xaadireen 70 xubnood oo ka mid ah Guurtida ayaa looga arinsaday muddo kordhin loo sameeyo Golaha Wakiillada, taasoo maalmahanba doodeeda ay taagneyd.<\/p>\n<p>Guurtida ayaa waqti kordhin u sameeyay Wakiilada, taasoo ka dhigan in doorashada Baarlamaanka ee Somaliland ay dhaceyso Bisha December 2019, waxaana xubnahan waqtiga loogu daray uu muddo xileedkooda ku eg yahay January 2020.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee mudo kordhintan maanta la sameeyay ayaa ku soo beegmeysa xili uu jiro khilaaf xoog leh oo u dhexeeya Xisbiyada Waddani, UCID iyo Kulmiye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay muddo kordhin sagaal bilood ah u sameeyay Wakiilada Somaliland. Kulanka oo ay soo xaadireen 70 xubnood oo ka mid ah Guurtida ayaa looga arinsaday muddo kordhin loo sameeyo Golaha Wakiillada, taasoo maalmahanba doodeeda ay taagneyd. Guurtida ayaa waqti kordhin u sameeyay Wakiilada, taasoo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122546,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122545","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay muddo kordhin sagaal bilood ah u sameeyay Wakiilada Somaliland. Kulanka oo ay soo xaadireen 70 xubnood oo ka mid ah Guurtida ayaa looga arinsaday muddo kordhin loo sameeyo Golaha Wakiillada, taasoo maalmahanba doodeeda ay taagneyd. Guurtida ayaa waqti kordhin u sameeyay Wakiilada, taasoo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-22T09:24:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Golaha-Guurtida_0.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/\",\"name\":\"Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Golaha-Guurtida_0.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-22T09:24:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Golaha-Guurtida_0.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Golaha-Guurtida_0.jpg\",\"width\":500,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada - Wardoon","og_description":"Golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay muddo kordhin sagaal bilood ah u sameeyay Wakiilada Somaliland. Kulanka oo ay soo xaadireen 70 xubnood oo ka mid ah Guurtida ayaa looga arinsaday muddo kordhin loo sameeyo Golaha Wakiillada, taasoo maalmahanba doodeeda ay taagneyd. Guurtida ayaa waqti kordhin u sameeyay Wakiilada, taasoo ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-22T09:24:07+00:00","og_image":[{"width":500,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Golaha-Guurtida_0.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/","name":"Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Golaha-Guurtida_0.jpg","datePublished":"2019-01-22T09:24:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Golaha-Guurtida_0.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Golaha-Guurtida_0.jpg","width":500,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guurtida-somaliland-oo-muddo-kordhin-u-sameeyay-golaha-wakiilada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiilada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122545"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122545"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122547,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122545\/revisions\/122547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122546"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}