{"id":122558,"date":"2019-01-22T14:30:23","date_gmt":"2019-01-22T12:30:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122558"},"modified":"2019-01-22T14:30:23","modified_gmt":"2019-01-22T12:30:23","slug":"madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/","title":{"rendered":"Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa waxaa isku arki doono wejiyo kala duwan oo isugu jira Madaxdii hore, Madaxda hadda, mucaaradka iyo maamul goboleedyada, kuwaasoo xilligan u dhaxeeya kala aragti duwanaan siyaasadeed.<\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni lagu casuumay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, sida Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed, Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n<p>Madaxdan la casuumay ayaa hoggaamiye ka ah Xisbiyo Siyaasadeed oo han uga jira xilalka ugu sareeya dalka, kuwaasoo maalmaha soo socda tagi doona magaalada Garowe.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo kala duwan ayaa xaqiijiyay Munaasabadda Caleema saarka la qorsheeyay inay dhacdo 26-ka bishan Janaayo oo ku beegan sabtida soo socota.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la filayaa Madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka sida Madaxweynaha ama Ra\u2019iisul Wasaaraha ay ka qeyb geli doonaan Munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland, iyadoo wafdi horudhac ah oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Senator ay qeybtooda ugu horeysa tagi doonaan Khamiista soo socota<\/p>\n<p>Waxaa kaloo caleema saarka ka qeyb geli doona Madaxda Maamul goboleedyada ee xilligan khilaafka kala dhaxeeyo dowladda Federaalka, sida Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Galmudug oo aanay horay uga qeyb galin caleema saarkii Madaxweynaha Koofur Galbeed C\/casiis Lafta Gareen.<\/p>\n<p>Dadka odorasa siyaasadda ayaa si aad ah u hadal haya Madaxda kala aragtida duwan ee xilligan isku haya siyaasadda Soomaaliya in markii u horeysay hal meel ku wada kulmi doonaan, iyadoo ay u badan tahay in khudbadaha laga jeedinayo Caleema saarka in la isku hoos geliyo oo hadalo kulul la isku weydaarsado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa waxaa isku arki doono wejiyo kala duwan oo isugu jira Madaxdii hore, Madaxda hadda, mucaaradka iyo maamul goboleedyada, kuwaasoo xilligan u dhaxeeya kala aragti duwanaan siyaasadeed. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni lagu casuumay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122559,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa waxaa isku arki doono wejiyo kala duwan oo isugu jira Madaxdii hore, Madaxda hadda, mucaaradka iyo maamul goboleedyada, kuwaasoo xilligan u dhaxeeya kala aragti duwanaan siyaasadeed. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni lagu casuumay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-22T12:30:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madax-hore.-696x233-100x75.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"100\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"75\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/\",\"name\":\"Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madax-hore.-696x233-100x75.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-22T12:30:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madax-hore.-696x233-100x75.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madax-hore.-696x233-100x75.jpg\",\"width\":100,\"height\":75},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland - Wardoon","og_description":"Munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa waxaa isku arki doono wejiyo kala duwan oo isugu jira Madaxdii hore, Madaxda hadda, mucaaradka iyo maamul goboleedyada, kuwaasoo xilligan u dhaxeeya kala aragti duwanaan siyaasadeed. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni lagu casuumay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-22T12:30:23+00:00","og_image":[{"width":100,"height":75,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madax-hore.-696x233-100x75.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/","name":"Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madax-hore.-696x233-100x75.jpg","datePublished":"2019-01-22T12:30:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madax-hore.-696x233-100x75.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/madax-hore.-696x233-100x75.jpg","width":100,"height":75},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madax-hore-mucaaradka-iyo-maamul-goboleedyada-oo-lagu-casuumay-caleema-saarka-madaxweynaha-cusub-ee-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madax hore, Mucaaradka iyo Maamul goboleedyada oo lagu casuumay caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122558"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122560,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122558\/revisions\/122560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122559"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}