{"id":122561,"date":"2019-01-22T14:34:58","date_gmt":"2019-01-22T12:34:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122561"},"modified":"2019-01-22T14:34:58","modified_gmt":"2019-01-22T12:34:58","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu soo celiyey gacanta Dowladda Hoose Xarunta Waaxda Oktoober ee degmada Waaberi oo si sharci darro ah warqado ugu sameysteen shaqsiyaad, lagana dhigay goobo ganacsi, iyadoo maanta dib loogu soo celiyey danta guud, si loogu adeego shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali doonin in hantida Qaranka uu qof shaqsi ah iskaga heysto ama loo sameysto warqado been abuur ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo saarnay warqad aan ku baa\u2019bi\u2019inay sharciyada loo sameystay dhulka danta guud, taasoo qeyb ka ah siyaasadda aan ku ilaalinayno hantida qaranka, wax dulqaad ahna uma yeelan doono in danta guud looga faa\u2019iideysto dano gaar ah\u201d Ayuu yiri Guddoomiye Eng. Yarisow.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan Dhulka danta guud waan ku raadjoogi doonaa waana ka dabategaynaa. Waxaa naga go\u2019an inaan la dagaalano musuqmaasuqa iyo wax is daba marinta, waxana ku shaqayn doonaa hanaanka dawladnimada iyo xayndaabkiisa si shacabka Soomaaliyeed ay u helaan cadaalad waarta.\u201d<\/p>\n<p>Waaxda October ee Degmada Waaberi ayaa kamid ah goobaha loogu adeego danta guud, waxana uu maamulka G\/Banaadir bilaabi doonaa dib-u-dhiska xarunta Waaxda si shacabka uga faa\u2019iideystaan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-122561 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/burburing\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburing.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburing.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburing-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/burburin-g\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburin.g.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburin.g.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburin.g-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/burburin\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburin.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburin.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Burburin-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu soo celiyey gacanta Dowladda Hoose Xarunta Waaxda Oktoober ee degmada Waaberi oo si sharci darro ah warqado ugu sameysteen shaqsiyaad, lagana dhigay goobo ganacsi, iyadoo maanta dib loogu soo celiyey danta guud, si loogu adeego shacabka Soomaaliyeed. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122565,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu soo celiyey gacanta Dowladda Hoose Xarunta Waaxda Oktoober ee degmada Waaberi oo si sharci darro ah warqado ugu sameysteen shaqsiyaad, lagana dhigay goobo ganacsi, iyadoo maanta dib loogu soo celiyey danta guud, si loogu adeego shacabka Soomaaliyeed. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-22T12:34:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_4933.jpeg-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/\",\"name\":\"Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_4933.jpeg-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-22T12:34:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_4933.jpeg-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_4933.jpeg-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro - Wardoon","og_description":"Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu soo celiyey gacanta Dowladda Hoose Xarunta Waaxda Oktoober ee degmada Waaberi oo si sharci darro ah warqado ugu sameysteen shaqsiyaad, lagana dhigay goobo ganacsi, iyadoo maanta dib loogu soo celiyey danta guud, si loogu adeego shacabka Soomaaliyeed. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-22T12:34:58+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_4933.jpeg-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/","name":"Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_4933.jpeg-696x464.jpg","datePublished":"2019-01-22T12:34:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_4933.jpeg-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_4933.jpeg-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-burburiyay-dhul-dan-guud-ah-oo-laga-dhistay-ganacsi-sharci-darro-ah-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhul dan guud ah oo laga dhistay ganacsi sharci darro ah + sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122561"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122566,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122561\/revisions\/122566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122565"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}