{"id":122605,"date":"2019-01-23T17:28:19","date_gmt":"2019-01-23T15:28:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122605"},"modified":"2019-01-23T17:28:19","modified_gmt":"2019-01-23T15:28:19","slug":"aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/","title":{"rendered":"Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan"},"content":{"rendered":"<p>Weriye hore oo ka hawlgaliyey jiray mid ka mid ah raadiyeyaasha Kenya ayaa halis ku jira kaddib markii uu dalbaday in si deg deg ah loo musaafuriyo siyaasiyiinta Soomaalida Kenya oo uu ku tilmaamay in ay qeyb ka tahay kahor tagga weerarada badan ee argagixisada ee dalkaas ka dhaca.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay Twitter-kiisa, ayuu David Harison Oluoch oo ahaa wariye ka tirsan Raadiyaha Citizen, ku sheegay in hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka Aaadan Barre Ducaale, Abuukaate Cabdinaasir Cabdullahi, Senotor-ka Gaarisa Yusuf Xaaji in laga eryo dalkaas.<\/p>\n<p>\u201cSi loo dhammeeyo argagixisada Kenya, dhammaan Soomaalida oo ay ku jiraan Cabdinaasir Cabdullahi, Yuusuf Xaaji, Aamina Maxamed iyo Aadan Ducaale waa in laga eryo Kenya oo ay ku laabtaan dhulkooda hooyo, Soomaaliya si ay uga gacan uga geystaan horumarinta dalkaas dagaalada halakeeyeen,\u201d ayuu qoray.<\/p>\n<p>Isaga oo muujinaya aragtidiisa, Oluoch waxa uu weydiin ka keenay in aan wali Ducaale aysan hay\u2019ada ammaanka aysan kula xisaabtamin weerarkii Jaamacadda Gaarisa kaddib ballan qaadkiisii ahaa in uu magacaabi doono maalgaliyeyaasha argagixisada dalkaas.<\/p>\n<p>\u201cMuddo kahor kaddib weerarkii argagixiso ee Jaamacadda Gaarisa, Ducaale waxa uu ballan qaaday in uu magacaabi doono maalgaliyeyaashii weerarka. Sidee ku dhacday in hay\u2019adaha ammaanka ee dowladda aysan wali u dabagalin arrintaas? Dowladda waa in ay joojisaa in ay shaqooyinka sar sare ee dalka siiyo dad noqon kara argagixiso,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/hivisasa.com\/posts\/1064-journalist-on-the-spot-for-demanding-immediate-deportation-of-duale-ahmednassir-to-somalia\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weriye hore oo ka hawlgaliyey jiray mid ka mid ah raadiyeyaasha Kenya ayaa halis ku jira kaddib markii uu dalbaday in si deg deg ah loo musaafuriyo siyaasiyiinta Soomaalida Kenya oo uu ku tilmaamay in ay qeyb ka tahay kahor tagga weerarada badan ee argagixisada ee dalkaas ka dhaca. Qoraal uu soo dhigay Twitter-kiisa, ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122606,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weriye hore oo ka hawlgaliyey jiray mid ka mid ah raadiyeyaasha Kenya ayaa halis ku jira kaddib markii uu dalbaday in si deg deg ah loo musaafuriyo siyaasiyiinta Soomaalida Kenya oo uu ku tilmaamay in ay qeyb ka tahay kahor tagga weerarada badan ee argagixisada ee dalkaas ka dhaca. Qoraal uu soo dhigay Twitter-kiisa, ayuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-23T15:28:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/\",\"name\":\"Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-23T15:28:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-3.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan - Wardoon","og_description":"Weriye hore oo ka hawlgaliyey jiray mid ka mid ah raadiyeyaasha Kenya ayaa halis ku jira kaddib markii uu dalbaday in si deg deg ah loo musaafuriyo siyaasiyiinta Soomaalida Kenya oo uu ku tilmaamay in ay qeyb ka tahay kahor tagga weerarada badan ee argagixisada ee dalkaas ka dhaca. Qoraal uu soo dhigay Twitter-kiisa, ayuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-23T15:28:19+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/","name":"Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-3.jpg","datePublished":"2019-01-23T15:28:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/page-3.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aadan-barre-ducaale-iyo-yuusuf-xaaji-oo-loogu-baaqay-inay-somaliya-kulaabtaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aadan Barre Ducaale iyo Yuusuf Xaaji oo loogu baaqay inay somaliya kulaabtaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122605"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122607,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122605\/revisions\/122607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122606"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}