{"id":122627,"date":"2019-01-24T13:59:58","date_gmt":"2019-01-24T11:59:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122627"},"modified":"2019-01-24T13:59:58","modified_gmt":"2019-01-24T11:59:58","slug":"wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/","title":{"rendered":"Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD"},"content":{"rendered":"<p>Ninkaan oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa Ciidamada Ammaanka Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ku beegneyd 19-kii Bishaan waxay ay ka qabteen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,iyada oo la geeyay Xarunta Dambi baarista ee C.I.D..<\/p>\n<p>Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay amrtay in xabsiga dhexe lagu sii haayo Antony Thomas,kaas oo xilligii garoonka lagu qabanayay watay qalabka loo isticmaalo suntan dadka ka ilmeeysiisa,isla markaana uu laamaha amniga ka qariyay sida ay sheegtay Maxkamada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Ninkaan markii baaritaan lagu sameeyay la ogaaday inuu wato lab baasaboor oo kala ah wadamada Ingiriiska iyo faransiiska ,isla markaana lagu qabtay meesha ugu horeysa ee laga gala garoonka.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in Ninkaas uusan aheyn mid dambiyo kasoo galay dalal kale iyo in uu geysan rabay fal la xiriiro amnidarro ama qarax,hayeeshee baaritaano uu ku socdo,isla markaana laamaha amniga ay u deynayaan.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-122627-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Wasiir-Oomaar-oo-Xog-cusub-kasoo-Bandhigay-Ninkii-Ajnabiga-3.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Wasiir-Oomaar-oo-Xog-cusub-kasoo-Bandhigay-Ninkii-Ajnabiga-3.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Wasiir-Oomaar-oo-Xog-cusub-kasoo-Bandhigay-Ninkii-Ajnabiga-3.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ninkaan oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa Ciidamada Ammaanka Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ku beegneyd 19-kii Bishaan waxay ay ka qabteen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,iyada oo la geeyay Xarunta Dambi baarista ee C.I.D.. Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay amrtay in xabsiga dhexe lagu sii haayo Antony Thomas,kaas oo xilligii garoonka lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122629,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122627","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ninkaan oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa Ciidamada Ammaanka Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ku beegneyd 19-kii Bishaan waxay ay ka qabteen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,iyada oo la geeyay Xarunta Dambi baarista ee C.I.D.. Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay amrtay in xabsiga dhexe lagu sii haayo Antony Thomas,kaas oo xilligii garoonka lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-24T11:59:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/oomaar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/\",\"name\":\"Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/oomaar.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-24T11:59:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/oomaar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/oomaar.jpg\",\"width\":639,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD - Wardoon","og_description":"Ninkaan oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa Ciidamada Ammaanka Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ku beegneyd 19-kii Bishaan waxay ay ka qabteen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,iyada oo la geeyay Xarunta Dambi baarista ee C.I.D.. Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa shalay amrtay in xabsiga dhexe lagu sii haayo Antony Thomas,kaas oo xilligii garoonka lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-24T11:59:58+00:00","og_image":[{"width":639,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/oomaar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/","name":"Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/oomaar.jpg","datePublished":"2019-01-24T11:59:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/oomaar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/oomaar.jpg","width":639,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-xog-cusub-kasoo-bandhigay-ninkii-ajnabiga-ee-lagu-qabtay-garoonka-muqdisho-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Oomaar oo Xog cusub kasoo Bandhigay Ninkii Ajnabiga ee Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho + COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122627"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122627"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122627\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122630,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122627\/revisions\/122630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122629"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}