{"id":122651,"date":"2019-01-25T10:54:05","date_gmt":"2019-01-25T08:54:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122651"},"modified":"2019-01-25T10:54:05","modified_gmt":"2019-01-25T08:54:05","slug":"golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, hawlaha muhiimka ah ee sannadkaan la doonayo in la qabto iyo hab-raaca heshiisyada Caalamiga ah.<\/p>\n<p>Shirka ayaa ugu horayn looga hadlay hal-beegyada afarta tubood ku jira ee wasiirradu ay ballan qaadeen in ay fulinayaan sannadkaan 2019, waxaana golohu isku raacay in sannadkaan uu noqdo sannad shaqooyin badan la qabto isla xisaabtankana la dardar-geliyo.<\/p>\n<p>Wasiirka boostada, isgaarsiinta iyo teknoologiyadda XFS Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa intaa kadib goloha wasiirrada war bixin ka siiyay xaruma ay leedahay shirkadda Isgaaarsiinta Hormuud oo ay burburiyeen ciidanka Kenya.<\/p>\n<p>Golaha ayaa isku raacay in dhibaatada xarumaha la gaarsiiyay looga hadlo kulan ay dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ku yeelanayaan magaalada Mandheera ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Shirka golaha ayaa ugu dambayn dood dheer looga yeeshay hab-raaca heshiisyada caalamiga ah oo golaha uu usoo gudbiyay garyaqaanka guud ee dawladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, hawlaha muhiimka ah ee sannadkaan la doonayo in la qabto iyo hab-raaca heshiisyada Caalamiga ah. Shirka ayaa ugu horayn looga hadlay hal-beegyada afarta tubood ku jira ee wasiirradu ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122652,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, hawlaha muhiimka ah ee sannadkaan la doonayo in la qabto iyo hab-raaca heshiisyada Caalamiga ah. Shirka ayaa ugu horayn looga hadlay hal-beegyada afarta tubood ku jira ee wasiirradu ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-25T08:54:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/0S9A0292-1024x683.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/\",\"name\":\"Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/0S9A0292-1024x683.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-25T08:54:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/0S9A0292-1024x683.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/0S9A0292-1024x683.jpg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, hawlaha muhiimka ah ee sannadkaan la doonayo in la qabto iyo hab-raaca heshiisyada Caalamiga ah. Shirka ayaa ugu horayn looga hadlay hal-beegyada afarta tubood ku jira ee wasiirradu ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-25T08:54:05+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/0S9A0292-1024x683.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/","name":"Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/0S9A0292-1024x683.jpg","datePublished":"2019-01-25T08:54:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/0S9A0292-1024x683.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/0S9A0292-1024x683.jpg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-oo-ka-hadlay-dhibaatada-ciidanka-kenya-ay-u-geysteen-shirkadda-hormuud\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Wasiirada oo ka hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay u geysteen shirkadda Hormuud"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122651"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122653,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122651\/revisions\/122653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122652"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}