{"id":122657,"date":"2019-01-25T11:13:01","date_gmt":"2019-01-25T09:13:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122657"},"modified":"2019-01-25T11:13:01","modified_gmt":"2019-01-25T09:13:01","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo is daba joog ah oo saacadihii ugu danbeeyay diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay ka kala dhaceen degmooyinka Jilib iyo Buurhakab oo ka kala tirsan gobollada Jubbada dhexe iyo Baay.<\/p>\n<p>Taliska Mareykanka ayaa sheegay in weerar ka dhacay duleedka degmada Jilib, ee gobolka Jubbada Dhexe lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab, laakiin dhinaca duqeynta Buurkahaba wax war ah kama soo bixin wali.<\/p>\n<p>AFRICOM ma sheegin tirada Al-shabaab uga dileen duqeymahan, balse waxay xaqiijisay in uusan jirin wax khasaaro ah oo dadka shacabka kasoo gaarey howlgalkan.<\/p>\n<p>Sabtidii aynu ka soo gudubnay ayaa Maraykanku sheegay in uu duqeyn kudiley illaa 52 dagaalame kadib markii weerar xoog leh lagu soo qaaday saldhig ay ciidamada dowlada ku lahaayeen duleedka magaalada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo is daba joog ah oo saacadihii ugu danbeeyay diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay ka kala dhaceen degmooyinka Jilib iyo Buurhakab oo ka kala tirsan gobollada Jubbada dhexe iyo Baay. Taliska Mareykanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122658,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo is daba joog ah oo saacadihii ugu danbeeyay diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay ka kala dhaceen degmooyinka Jilib iyo Buurhakab oo ka kala tirsan gobollada Jubbada dhexe iyo Baay. Taliska Mareykanka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-25T09:13:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyar.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-25T09:13:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyar.jpg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo is daba joog ah oo saacadihii ugu danbeeyay diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay ka kala dhaceen degmooyinka Jilib iyo Buurhakab oo ka kala tirsan gobollada Jubbada dhexe iyo Baay. Taliska Mareykanka ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-25T09:13:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyar.jpg","datePublished":"2019-01-25T09:13:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyar.jpg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-iyo-duqaynta-maraykanku-la-beegsanayo-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay iyo Duqaynta Maraykanku la beegsanayo Al-shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122657"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122659,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122657\/revisions\/122659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122658"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}