{"id":122677,"date":"2019-01-25T20:55:52","date_gmt":"2019-01-25T18:55:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122677"},"modified":"2019-01-25T20:55:52","modified_gmt":"2019-01-25T18:55:52","slug":"siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/","title":{"rendered":"Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Ethiopia ayaa ka mamnuuceysa qaxooti Siiriyaan inay ku tuugsadaan amaba ku dawarsadaan wadooyinka magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Qoysas badan oo ka soo cararay dagaalada ka dhacaya dalka Siiriya ayaa soo galay dalka Ethiopia iyadoo qaxootiga badankood ay dalka ku yaal Afrika ku soo galaan dal ku gal ah inay yihiin dalxiisayaal.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan diyaarineynaa ciidamo dhaqan geliya qorshe lagu mamnuucayo in ay dadka Siiriyiinta ah ku dawarsadaan wadooyinka umana dulqaadan doono.\u201dayuu yiri ku xigeenka Madaxa qaxootiga dalka Ethiopia Yemane Gebremeskel.<\/p>\n<p>\u201cIllaa lix boqol oo Siiriyiin ah ayaa soo galay dalka Ethiopia intii u dhexeysay bishii August iyo December ee sanadkii hore badankoodna waa ay laabteen balse qaar kale ayaa weli jooga kuwaasoo wadooyinka ka dawarsada.\u201dayuu sii raaciyay Yemane oo u waramayay AP.<\/p>\n<p>Inku dhow 120 Siiriyiin ah ayaa codsaday qaxootinimo dalka Ethiopia oo ka mid ah dalalka ugu badan ee soo dhoweeya qaxootiga waxaana la siiyaa dadkaas taageero dhan illaa $73.<\/p>\n<p>Dad badan oo Ethiopian ah ayaa la yaabay markii ay arkeen dad Siiriyiin ah oo jooga wadooyinka caasimada isla markaan qoorta u suran tahay warqad ku qoran afka Amxaariga oo ay ku codsanayaan kaalmo.<\/p>\n<p>Wadanka Ethiopia ayaa waxaa ku nool qaxooti ka kala yimid dalalka Somalia, South Sudan, Eritrea iyo Sudan kuwaasoo tiradoodu gaareyso illaa sagaal boqol oo kun oo ruux.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.dailymail.co.uk\/news\/article-6631965\/Ethiopia-bans-street-begging-Syrians-growing-numbers.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Ethiopia ayaa ka mamnuuceysa qaxooti Siiriyaan inay ku tuugsadaan amaba ku dawarsadaan wadooyinka magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Qoysas badan oo ka soo cararay dagaalada ka dhacaya dalka Siiriya ayaa soo galay dalka Ethiopia iyadoo qaxootiga badankood ay dalka ku yaal Afrika ku soo galaan dal ku gal ah inay yihiin dalxiisayaal. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122678,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Ethiopia ayaa ka mamnuuceysa qaxooti Siiriyaan inay ku tuugsadaan amaba ku dawarsadaan wadooyinka magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Qoysas badan oo ka soo cararay dagaalada ka dhacaya dalka Siiriya ayaa soo galay dalka Ethiopia iyadoo qaxootiga badankood ay dalka ku yaal Afrika ku soo galaan dal ku gal ah inay yihiin dalxiisayaal. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-25T18:55:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8987160-6631965-image-a-19_1548433077972.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/\",\"name\":\"Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8987160-6631965-image-a-19_1548433077972.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-25T18:55:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8987160-6631965-image-a-19_1548433077972.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8987160-6631965-image-a-19_1548433077972.jpg\",\"width\":634,\"height\":423},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay - Wardoon","og_description":"Dowlada Ethiopia ayaa ka mamnuuceysa qaxooti Siiriyaan inay ku tuugsadaan amaba ku dawarsadaan wadooyinka magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Qoysas badan oo ka soo cararay dagaalada ka dhacaya dalka Siiriya ayaa soo galay dalka Ethiopia iyadoo qaxootiga badankood ay dalka ku yaal Afrika ku soo galaan dal ku gal ah inay yihiin dalxiisayaal. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-25T18:55:52+00:00","og_image":[{"width":634,"height":423,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8987160-6631965-image-a-19_1548433077972.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/","name":"Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8987160-6631965-image-a-19_1548433077972.jpg","datePublished":"2019-01-25T18:55:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8987160-6631965-image-a-19_1548433077972.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/8987160-6631965-image-a-19_1548433077972.jpg","width":634,"height":423},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siiriyaan-katuugsasda-wadooyinka-addis-ababa-oo-laga-mamnuucay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siiriyaan katuugsasda wadooyinka Addis Ababa oo laga mamnuucay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122677"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122679,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122677\/revisions\/122679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122678"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}