{"id":122688,"date":"2019-01-26T11:38:15","date_gmt":"2019-01-26T09:38:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122688"},"modified":"2019-01-26T11:38:15","modified_gmt":"2019-01-26T09:38:15","slug":"sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/","title":{"rendered":"Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow ka degay magaalada Garowe, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo uu muddooyinkii la soo dhaafay ku sugnaa ayaa ka mid ah Madaxda iyo mas\u2019uuliyiinta ka qeyb galeysa munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Waxaa garoonka diyaaradaha Garowe ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, Madaxweynihii hore ee Puntland C\/raxmaan Faroole iyo mas\u2019uuliyiin iyo dadweyne kale.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa horay u tagay Garowe, isagoo Madaxweyne ahaa sanadkii 2012, waxaa la xusuustaa in xilligaas si weyn loogu soo dhoweeyay, isla markaana dhex lugeeyay wadada laamiga ah ee bartamaha magaalada.<\/p>\n<p>Magaalada Garowe ayaa xilligan kulmisay Madaxdii hore ee dalka soo maray, Madaxda maamul goboleedyada iyo siyaasiyiin caan ah, waxaana tagitaankooda Garowe ku soo aaday, iyadoo xurguf u wada dhaxeyso, siyaasadana isku hayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow ka degay magaalada Garowe, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Sheekh Shariif oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo uu muddooyinkii la soo dhaafay ku sugnaa ayaa ka mid ah Madaxda iyo mas\u2019uuliyiinta ka qeyb galeysa munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland. Waxaa garoonka diyaaradaha Garowe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122689,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow ka degay magaalada Garowe, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Sheekh Shariif oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo uu muddooyinkii la soo dhaafay ku sugnaa ayaa ka mid ah Madaxda iyo mas\u2019uuliyiinta ka qeyb galeysa munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland. Waxaa garoonka diyaaradaha Garowe [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-26T09:38:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sharif..jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/\",\"name\":\"Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sharif..jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-26T09:38:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sharif..jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sharif..jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow ka degay magaalada Garowe, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Sheekh Shariif oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo uu muddooyinkii la soo dhaafay ku sugnaa ayaa ka mid ah Madaxda iyo mas\u2019uuliyiinta ka qeyb galeysa munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Puntland. Waxaa garoonka diyaaradaha Garowe [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-26T09:38:15+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sharif..jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/","name":"Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sharif..jpg","datePublished":"2019-01-26T09:38:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sharif..jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sharif..jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shariif-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyay-magaalada-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Shariif oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122688"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122690,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122688\/revisions\/122690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122689"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}