{"id":122757,"date":"2019-01-27T15:09:00","date_gmt":"2019-01-27T13:09:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122757"},"modified":"2019-01-27T15:09:00","modified_gmt":"2019-01-27T13:09:00","slug":"kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/","title":{"rendered":"Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxda maamul goboleedyada iyo madax kale ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa ku qeyb galay madaxda maamul goboleedyada dalka, madaxweynayaashii hore ee dalka, guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo ku xigeenadiisa, madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warar ku dhow dhow kulanka oo ay heshay Caasimada Online, ayaa sheegay in kaftan iyo kala war qaadasho kaddib xubnaha kulanka ay isku afgarteen labo qodob oo ay ka mid yihiin in la xaliyo khilaafka dowladda iyo madax goboleedyada, iyo in shir labada dhinac isugu yimaadaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga sugayaa inuu soo iclaamiyo xilliga la qabanayo shirkaas.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ahaa kii u horeeyay ee fool ka fool ah ee dhex mara Madaxweyne Farmaajo, Madaxda maamul goboleedyada iyo Madaxdii hore, iyadoo muddooyinkan ay jireen khilaaf u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo dhinac ah, iyo qaar ka mid ah Madaxdii hore oo iyagana dhaliilsanaa qaabka dowladdu wax u wado.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-122757 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/50687323_2238375629754545_5327080673469530112_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"521\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50687323_2238375629754545_5327080673469530112_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50687323_2238375629754545_5327080673469530112_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50687323_2238375629754545_5327080673469530112_n-300x163.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50687323_2238375629754545_5327080673469530112_n-768x417.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/50962121_2238375619754546_2988904660825276416_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"571\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50962121_2238375619754546_2988904660825276416_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50962121_2238375619754546_2988904660825276416_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50962121_2238375619754546_2988904660825276416_n-300x178.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50962121_2238375619754546_2988904660825276416_n-768x457.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"690\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n-300x216.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n-768x552.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/51010844_2238375613087880_982266596917510144_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"563\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51010844_2238375613087880_982266596917510144_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51010844_2238375613087880_982266596917510144_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51010844_2238375613087880_982266596917510144_n-300x176.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51010844_2238375613087880_982266596917510144_n-768x450.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/51286846_2238375589754549_6862671965874814976_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"503\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51286846_2238375589754549_6862671965874814976_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51286846_2238375589754549_6862671965874814976_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51286846_2238375589754549_6862671965874814976_n-300x157.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/51286846_2238375589754549_6862671965874814976_n-768x402.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxda maamul goboleedyada iyo madax kale ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Shirka ayaa waxaa ku qeyb galay madaxda maamul goboleedyada dalka, madaxweynayaashii hore ee dalka, guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo ku xigeenadiisa, madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda dowladda Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122760,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxda maamul goboleedyada iyo madax kale ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Shirka ayaa waxaa ku qeyb galay madaxda maamul goboleedyada dalka, madaxweynayaashii hore ee dalka, guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo ku xigeenadiisa, madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda dowladda Soomaaliya. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-27T13:09:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"690\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/\",\"name\":\"Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-27T13:09:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":690},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxda maamul goboleedyada iyo madax kale ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Shirka ayaa waxaa ku qeyb galay madaxda maamul goboleedyada dalka, madaxweynayaashii hore ee dalka, guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo ku xigeenadiisa, madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda dowladda Soomaaliya. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-27T13:09:00+00:00","og_image":[{"width":960,"height":690,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/","name":"Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg","datePublished":"2019-01-27T13:09:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/50994995_2238375683087873_1742736332435750912_n.jpg","width":960,"height":690},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulankii-farmaajo-iyo-madaxda-soomaalida-oo-2-qodob-la-isku-afgartaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulankii Farmaajo iyo madaxda Soomaalida oo 2 qodob la isku afgartay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122757"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122763,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122757\/revisions\/122763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122760"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}