{"id":122774,"date":"2019-01-28T10:44:11","date_gmt":"2019-01-28T08:44:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122774"},"modified":"2019-01-28T10:44:11","modified_gmt":"2019-01-28T08:44:11","slug":"doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/","title":{"rendered":"Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa"},"content":{"rendered":"<p>Doorashada Kursi ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta la filayaa inay ka dhacdo magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Kursigan ayaa waxaa horay ka geeriyooday Xildhibaan lagu magacaabo jiray Khaliif C\/llaahi Dheere, kaasoo bishii April ee sanadkii hore ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Doorashada Kursigan ayaa waxaa ku tartamayay afar Musharax, iyadoo Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka uu iclaamiyay in Kursiga doorashadiisa ay dhaceyso maanta oo isniin ah taariikhduna tahay 28 January.<\/p>\n<p>Waxaa Kursigan ku tartamaya illaa afar Musharax oo kala ah Isaaq Khaliif Sheekh, C\/qaadir Sheekh Maxamed Nuur, Xasan Macallim Ibraahim iyo C\/laahi Shekh Maxamed.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada ayaa horay doorashooyinka kuraasta laga soo doortay deegaanada maamul goboleedyada ku qabtay magaalooyinka Jowhar, Kismaayo, Baydhabo iyo Garowe, waxaana la buuxiyay kuraasta illaa lix xubnood oo qaarkood geeriyooday iyo kuwa banneeyay.<\/p>\n<p>Doorashada labo kursi oo hor leh oo laga soo doorto magaalada Baydhabo ayaa la filayaa in la qabto, si loo buuxiyo kuraasta Golaha Shacabka ee bannaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doorashada Kursi ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta la filayaa inay ka dhacdo magaalada Baydhabo. Kursigan ayaa waxaa horay ka geeriyooday Xildhibaan lagu magacaabo jiray Khaliif C\/llaahi Dheere, kaasoo bishii April ee sanadkii hore ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Doorashada Kursigan ayaa waxaa ku tartamayay afar Musharax, iyadoo Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122775,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Doorashada Kursi ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta la filayaa inay ka dhacdo magaalada Baydhabo. Kursigan ayaa waxaa horay ka geeriyooday Xildhibaan lagu magacaabo jiray Khaliif C\/llaahi Dheere, kaasoo bishii April ee sanadkii hore ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Doorashada Kursigan ayaa waxaa ku tartamayay afar Musharax, iyadoo Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-28T08:44:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/doorasho-1-696x339.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"339\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/\",\"name\":\"Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/doorasho-1-696x339.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-28T08:44:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/doorasho-1-696x339.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/doorasho-1-696x339.jpg\",\"width\":696,\"height\":339},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa - Wardoon","og_description":"Doorashada Kursi ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta la filayaa inay ka dhacdo magaalada Baydhabo. Kursigan ayaa waxaa horay ka geeriyooday Xildhibaan lagu magacaabo jiray Khaliif C\/llaahi Dheere, kaasoo bishii April ee sanadkii hore ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Doorashada Kursigan ayaa waxaa ku tartamayay afar Musharax, iyadoo Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-28T08:44:11+00:00","og_image":[{"width":696,"height":339,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/doorasho-1-696x339.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/","name":"Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/doorasho-1-696x339.jpg","datePublished":"2019-01-28T08:44:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/doorasho-1-696x339.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/doorasho-1-696x339.jpg","width":696,"height":339},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-kursi-ka-banaan-golaha-shacabka-oo-baydhabo-ka-dhaceysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Baydhabo ka dhaceysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122774"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122776,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122774\/revisions\/122776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122775"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}