{"id":122798,"date":"2019-01-29T08:34:24","date_gmt":"2019-01-29T06:34:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122798"},"modified":"2019-01-29T08:34:24","modified_gmt":"2019-01-29T06:34:24","slug":"daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda"},"content":{"rendered":"<p>Dood ayaa ka dhalatay hadal Saacaddihii lasoo dhaafay baraha bulshadda qabsaday kaasoo ahaa hadal uu Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni uu ka sheegay Soomaaliya xilli uu ka hadlayay Shir looga hadlaayay Arrimaha Garsoorka oo ka dhacay dalkaasi.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo ka jirin, isla markaana aan maamul laheyn, Soomaaliya ayuu tusaale u soo qaatay, waxaana uu sheegay in ay jiraan kuwo kale laakiin ay u diideyso dublimaasiyadda.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha ayaa waxaa ka dhalatay Caro, waxaana saacaddihii lasoo dhaafay bulshadda ay Soomaaliyeed ay u muuqdeen kuwo si weyn u Cambaareynaayay hadalka Madaxweynaha Uganda.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah warbaahinta Mucaaradka ee dalka Uganda ayaa sidoo kale si weyn u soo bandhigtay hadalka Madaxweynaha Uganda uu ka sheegay Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamaayay gaf iyo meel ka dhac uu geystay Soomaaliya oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka socda Uganda.<\/p>\n<p>Dalka Uganda waa dalkii ugu horeeyey ee ciidamo nabad ilaalin u soo diro Soomaaliya March 2007, waa ciidamada ugu badan ee AMISOM ilaa 6,223 oo ciidan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F389877998453291%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>,<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QlfUqlIyag0\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dood ayaa ka dhalatay hadal Saacaddihii lasoo dhaafay baraha bulshadda qabsaday kaasoo ahaa hadal uu Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni uu ka sheegay Soomaaliya xilli uu ka hadlayay Shir looga hadlaayay Arrimaha Garsoorka oo ka dhacay dalkaasi. Waxaa uu sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo ka jirin, isla markaana aan maamul laheyn, Soomaaliya ayuu tusaale u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122799,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dood ayaa ka dhalatay hadal Saacaddihii lasoo dhaafay baraha bulshadda qabsaday kaasoo ahaa hadal uu Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni uu ka sheegay Soomaaliya xilli uu ka hadlayay Shir looga hadlaayay Arrimaha Garsoorka oo ka dhacay dalkaasi. Waxaa uu sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo ka jirin, isla markaana aan maamul laheyn, Soomaaliya ayuu tusaale u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-29T06:34:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-44.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"823\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"672\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-44.png\",\"datePublished\":\"2019-01-29T06:34:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-44.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-44.png\",\"width\":823,\"height\":672},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda - Wardoon","og_description":"Dood ayaa ka dhalatay hadal Saacaddihii lasoo dhaafay baraha bulshadda qabsaday kaasoo ahaa hadal uu Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni uu ka sheegay Soomaaliya xilli uu ka hadlayay Shir looga hadlaayay Arrimaha Garsoorka oo ka dhacay dalkaasi. Waxaa uu sheegay inay jiraan dalal aan dowladnimo ka jirin, isla markaana aan maamul laheyn, Soomaaliya ayuu tusaale u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-29T06:34:24+00:00","og_image":[{"width":823,"height":672,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-44.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/","name":"DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-44.png","datePublished":"2019-01-29T06:34:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-44.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-44.png","width":823,"height":672},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dood-kulul-oo-ka-dhalatay-hadal-uu-soomaaliya-ka-sheegay-madaxweynaha-uganda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dood kulul oo ka dhalatay hadal uu Soomaaliya ka sheegay Madaxweynaha Uganda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122798"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122800,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122798\/revisions\/122800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122799"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}