{"id":122807,"date":"2019-01-29T08:55:47","date_gmt":"2019-01-29T06:55:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122807"},"modified":"2019-01-29T08:58:41","modified_gmt":"2019-01-29T06:58:41","slug":"norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/","title":{"rendered":"Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn"},"content":{"rendered":"<p>Waxaan ku howlanahay inaan ka gungaarno Teknoolojiyad ka dhigaysa howl maalmeedka mid fudud. Hadda waxaan horey u qaadnay talaabo ayuu yiri G\u00f8ril Joys Johnsen agaasimaha qaybta maamilka ee Coop Norge oo warsaxaafadeed soo saaray.<\/p>\n<p>Waxaa lagu wadaa inta lagu guda jiro sannadkan 2019 in la furo dukaan Coop Extra ah oo qaab ka duwan dukaamada kale ee Coop u shaqaynaya, kaasoo laga furayo Bogstadveien ee magaalada Oslo.<\/p>\n<p>Dukaankan inta laga gaarayo saacada 23.00 habeeno waxaa uu ahaan doonaa dukaan caadi ah oo shaqaale ka shaqaynayo balse markii ay rawaxaan shaqaaluhu ayaa waxaa la wareegaysa qalabka Teknooljiyada oo wadi doonta dukaanka inta habeenka ka dhiman, markaasoo macaamiishu ay iyagu iska soo furayaan dukaanka kana adeeganayaan iyagoo telefoonkooda adeegsanaya.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay in telefoonka loo isticmaalayo soo gelista balse ay jiraan qalab kale oo sahlaya ka adeegashada dukaanka oo noqon doona kii nuuciisa ugu weynaa ee dalkan ka howlgala.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.nettavisen.no\/na24\/coop-apner-norges-forste-ubemannede-dognbutikk\/3423584904.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan ku howlanahay inaan ka gungaarno Teknoolojiyad ka dhigaysa howl maalmeedka mid fudud. Hadda waxaan horey u qaadnay talaabo ayuu yiri G\u00f8ril Joys Johnsen agaasimaha qaybta maamilka ee Coop Norge oo warsaxaafadeed soo saaray. Waxaa lagu wadaa inta lagu guda jiro sannadkan 2019 in la furo dukaan Coop Extra ah oo qaab ka duwan dukaamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122808,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaan ku howlanahay inaan ka gungaarno Teknoolojiyad ka dhigaysa howl maalmeedka mid fudud. Hadda waxaan horey u qaadnay talaabo ayuu yiri G\u00f8ril Joys Johnsen agaasimaha qaybta maamilka ee Coop Norge oo warsaxaafadeed soo saaray. Waxaa lagu wadaa inta lagu guda jiro sannadkan 2019 in la furo dukaan Coop Extra ah oo qaab ka duwan dukaamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-29T06:55:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-29T06:58:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/6223579.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/\",\"name\":\"Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/6223579.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-29T06:55:47+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-29T06:58:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/6223579.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/6223579.jpg\",\"width\":1000,\"height\":750},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn - Wardoon","og_description":"Waxaan ku howlanahay inaan ka gungaarno Teknoolojiyad ka dhigaysa howl maalmeedka mid fudud. Hadda waxaan horey u qaadnay talaabo ayuu yiri G\u00f8ril Joys Johnsen agaasimaha qaybta maamilka ee Coop Norge oo warsaxaafadeed soo saaray. Waxaa lagu wadaa inta lagu guda jiro sannadkan 2019 in la furo dukaan Coop Extra ah oo qaab ka duwan dukaamada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-29T06:55:47+00:00","article_modified_time":"2019-01-29T06:58:41+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":750,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/6223579.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/","name":"Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/6223579.jpg","datePublished":"2019-01-29T06:55:47+00:00","dateModified":"2019-01-29T06:58:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/6223579.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/6223579.jpg","width":1000,"height":750},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norway-oo-hirgelinaya-dukaan-furan-24-saac-aysana-shaqaale-gadayn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Norway oo hirgelinaysa dukaan furan 24 saac aysana shaqaale gadayn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122807"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122807"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122810,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122807\/revisions\/122810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122808"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}