{"id":122817,"date":"2019-01-29T12:09:44","date_gmt":"2019-01-29T10:09:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122817"},"modified":"2019-01-29T12:09:44","modified_gmt":"2019-01-29T10:09:44","slug":"geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/","title":{"rendered":"Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay howlgalka ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya, dagaalka ka dhanka ah Al shabaab iyo taageerada dalalka caalamka ay siiyaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Geelle, ayaa ugu horeyn sheegay in Dowladaha caalamka ay hadda usoo jeesteen inay taageeraan dowladda islamarkaana ay qeyb ka yihiin dowladaha daneynaya in dib loosoo dhiso ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jabuuti ayaa sidoo kale sheegay in dowladiisa ay ka saari doonto ciidamada ka jooga dalka ee qeybta ka ah AMISOM, waxaase uu xusay inay jiraan caqabado diidaya inay ciidamadooda ka saaran dalka.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay Madaxweynaha dowladda Jabuuti in dowladiisa ay tahay dowladda Ciidamada ugu yar ay ka jooggaan Soomaaliya sababtuna ay tahay in ay taageero iyo tababar joogto ah ay siiyaan Ciidanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo shacabka ayuu sheegay in looga baahan yahay iskutashi ballaaran oo ku aadan Ciidanka Soomalida ay hantaan Ammaanka dalkooda.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-122817-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Annaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-Soomaaliya.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Annaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-Soomaaliya.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Annaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-Soomaaliya.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay howlgalka ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya, dagaalka ka dhanka ah Al shabaab iyo taageerada dalalka caalamka ay siiyaan Soomaaliya. Madaxweyne Geelle, ayaa ugu horeyn sheegay in Dowladaha caalamka ay hadda usoo jeesteen inay taageeraan dowladda islamarkaana ay qeyb ka yihiin dowladaha daneynaya in dib loosoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122819,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122817","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay howlgalka ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya, dagaalka ka dhanka ah Al shabaab iyo taageerada dalalka caalamka ay siiyaan Soomaaliya. Madaxweyne Geelle, ayaa ugu horeyn sheegay in Dowladaha caalamka ay hadda usoo jeesteen inay taageeraan dowladda islamarkaana ay qeyb ka yihiin dowladaha daneynaya in dib loosoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-29T10:09:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/geelle.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"836\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/\",\"name\":\"Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/geelle.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-29T10:09:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/geelle.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/geelle.jpg\",\"width\":1000,\"height\":836},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay howlgalka ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya, dagaalka ka dhanka ah Al shabaab iyo taageerada dalalka caalamka ay siiyaan Soomaaliya. Madaxweyne Geelle, ayaa ugu horeyn sheegay in Dowladaha caalamka ay hadda usoo jeesteen inay taageeraan dowladda islamarkaana ay qeyb ka yihiin dowladaha daneynaya in dib loosoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-29T10:09:44+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":836,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/geelle.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/","name":"Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/geelle.jpg","datePublished":"2019-01-29T10:09:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/geelle.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/geelle.jpg","width":1000,"height":836},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/geelleannaga-wey-naga-goan-tahay-in-ciidamadeena-kala-baxno-soomaaliya-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Geelle\u201cAnnaga wey naga go\u2019an tahay in ciidamadeena kala baxno Soomaaliya \u201d+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122817"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122817"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122820,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122817\/revisions\/122820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122819"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}