{"id":122829,"date":"2019-01-29T18:40:28","date_gmt":"2019-01-29T16:40:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122829"},"modified":"2019-01-29T18:40:28","modified_gmt":"2019-01-29T16:40:28","slug":"somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/","title":{"rendered":"Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Caalamiga ee\u00a0 Hufnaanta Sugan ee La-dagaalanka Musuqa\u00a0 \u201cTransparency International\u201d oo ay Xarunteeda Dhexe ku taallo magaalladda Berlin ee dalka Jarmalka waxay maanta soo saartay Qiimeynta iyo Kala-horreynta Dowladaha Caalamka ee Heerka Dimuqraadiyadda iyo La-dagaalanka Musuqa.<\/p>\n<p>Warbixinta waxaa lagu xusay inay weli sii socdaan fashilka dalalka badan ee Kontorool la\u2019aanta Musuqa ee sababayo Xiisadaha Dimuqraadiyadda ee Caalamka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Maareynta ee Hay\u2019adda Caalamiga ee Transparency International waxay sheegtay inay doonayaan inay wax badan ka sameeyaan xoojinta Hubka iyo Isku-dheelitirka iyo badbaadinta Xuquuqda Muwaadiniinta ee dalalka Caalamka.<\/p>\n<div class=\"bsac bsac-clearfix bsac-post-inline bsac-float-left bsac-align-left bsac-column-1\">\n<div id=\"bsac-51165-1189553421\" class=\"bsac-container bsac-type-code \" data-adid=\"51165\" data-type=\"code\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Waxay kaloo sheegtay inay Musuqa hood u dhigayaan Hay\u2019addaha Dimuqraadiga, kana dhigayaan Hay\u2019addo tabar daran oo aan awoodi karin inay kontoroolaan falalka Musuqmaasaqa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Qiimeynta Hufnaanta Sugan ee La-dagaalanka Musuqa ee Hay\u2019adda Caalamiga ee Transparency International waxaa lagu soo bandhigay Kala-horreynta Guud ee 180-dal waxaasannadkii la soo dhaafay ee 2018-kii .<\/p>\n<p>Dalalka Denmark iyo New Zealand waxay kaalinta sare ka galeen Qiimeynta dalalka nadiifka ka ah Mususq-maasaqa.<\/p>\n<p>Sidoo kale,. Qiimeynta Hay\u2019adda Caalamiga ee Transparency International waxaa lagu xusay inay dalalka Somalia, Koonfurta Suudaan iyo Syria ay meesha ugu hooseysa kaga jiraan dalalka loo aqoonsaday inay ka jiraan Musuqa ugu badan dalalka Caalamka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Qiimeynta Hay\u2019adda Caalamiga ee Transparency International ayaa waxay ku soo beegantay iyadoo ay DFS sheegtay inay galangal xooggan ugu jiraan La-dagaalanka Musuqa, balse uu dalkeennu weli kaalinta ugu hooseysa kaga jiro Qiimeynta Caalamiga ee La-dagaalanka Musuqa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.transparency.org\/cpi2018\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI WARBIXINTA<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Caalamiga ee\u00a0 Hufnaanta Sugan ee La-dagaalanka Musuqa\u00a0 \u201cTransparency International\u201d oo ay Xarunteeda Dhexe ku taallo magaalladda Berlin ee dalka Jarmalka waxay maanta soo saartay Qiimeynta iyo Kala-horreynta Dowladaha Caalamka ee Heerka Dimuqraadiyadda iyo La-dagaalanka Musuqa. Warbixinta waxaa lagu xusay inay weli sii socdaan fashilka dalalka badan ee Kontorool la\u2019aanta Musuqa ee sababayo Xiisadaha Dimuqraadiyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122789,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Caalamiga ee\u00a0 Hufnaanta Sugan ee La-dagaalanka Musuqa\u00a0 \u201cTransparency International\u201d oo ay Xarunteeda Dhexe ku taallo magaalladda Berlin ee dalka Jarmalka waxay maanta soo saartay Qiimeynta iyo Kala-horreynta Dowladaha Caalamka ee Heerka Dimuqraadiyadda iyo La-dagaalanka Musuqa. Warbixinta waxaa lagu xusay inay weli sii socdaan fashilka dalalka badan ee Kontorool la\u2019aanta Musuqa ee sababayo Xiisadaha Dimuqraadiyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-29T16:40:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/unnamed-1-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/\",\"name\":\"Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/unnamed-1-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-29T16:40:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/unnamed-1-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/unnamed-1-4.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Caalamiga ee\u00a0 Hufnaanta Sugan ee La-dagaalanka Musuqa\u00a0 \u201cTransparency International\u201d oo ay Xarunteeda Dhexe ku taallo magaalladda Berlin ee dalka Jarmalka waxay maanta soo saartay Qiimeynta iyo Kala-horreynta Dowladaha Caalamka ee Heerka Dimuqraadiyadda iyo La-dagaalanka Musuqa. Warbixinta waxaa lagu xusay inay weli sii socdaan fashilka dalalka badan ee Kontorool la\u2019aanta Musuqa ee sababayo Xiisadaha Dimuqraadiyadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-29T16:40:28+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/unnamed-1-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/","name":"Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/unnamed-1-4.jpg","datePublished":"2019-01-29T16:40:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/unnamed-1-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/unnamed-1-4.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somalia-oo-loo-aqoonsaday-waddanka-aduunka-ugu-musuq-maasuqa-badan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somalia oo Loo Aqoonsaday Waddanka Aduunka Ugu Musuq-maasuqa Badan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122829"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122829"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122830,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122829\/revisions\/122830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122789"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}