{"id":122846,"date":"2019-01-30T12:07:41","date_gmt":"2019-01-30T10:07:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122846"},"modified":"2019-01-30T12:07:41","modified_gmt":"2019-01-30T10:07:41","slug":"r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) ayaa si kulul u weeraray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda,kuwaas oo mararka qaar dhaliila Siyaasada dowladda.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inay jiraan Siyaasiyiin farabadan oo xanaaqsan oo aan arkeyn waxa ay qabatay Dowladda ama Gobolka Banaadir,isla markaana mar walba sheegaya in aan waxba la qaban.<\/p>\n<p>\u201cMudane Guddoomiye Waxaa jira niman badan oo saaxiibadeena ah oo aan waxba arkeyn,siyaasiyiinta xanaaqsan oo mar walba lasoo taagan waxba lama qaban iyo qabyo waa halkeedii ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed\u201d<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya waxa uu ka sheegay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka Halka sano ee maamulka gobolka Banaadir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yarisow.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-122846-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Rwasaare-Xigeenka-Dalka-oo-Weeraray-Siyaasiyiinta-Xanaaqsan1.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Rwasaare-Xigeenka-Dalka-oo-Weeraray-Siyaasiyiinta-Xanaaqsan1.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/DHAGEYSO-Rwasaare-Xigeenka-Dalka-oo-Weeraray-Siyaasiyiinta-Xanaaqsan1.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) ayaa si kulul u weeraray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda,kuwaas oo mararka qaar dhaliila Siyaasada dowladda. Waxa uu sheegay inay jiraan Siyaasiyiin farabadan oo xanaaqsan oo aan arkeyn waxa ay qabatay Dowladda ama Gobolka Banaadir,isla markaana mar walba sheegaya in aan waxba la qaban. \u201cMudane Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122848,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) ayaa si kulul u weeraray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda,kuwaas oo mararka qaar dhaliila Siyaasada dowladda. Waxa uu sheegay inay jiraan Siyaasiyiin farabadan oo xanaaqsan oo aan arkeyn waxa ay qabatay Dowladda ama Gobolka Banaadir,isla markaana mar walba sheegaya in aan waxba la qaban. \u201cMudane Guddoomiye [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-30T10:07:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Khadar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/\",\"name\":\"R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Khadar.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-30T10:07:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Khadar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Khadar.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) ayaa si kulul u weeraray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda,kuwaas oo mararka qaar dhaliila Siyaasada dowladda. Waxa uu sheegay inay jiraan Siyaasiyiin farabadan oo xanaaqsan oo aan arkeyn waxa ay qabatay Dowladda ama Gobolka Banaadir,isla markaana mar walba sheegaya in aan waxba la qaban. \u201cMudane Guddoomiye [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-30T10:07:41+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Khadar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/","name":"R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Khadar.jpg","datePublished":"2019-01-30T10:07:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Khadar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Khadar.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/r-wasaare-xigeenka-dalka-oo-weeraray-siyaasiyiinta-xanaaqsan-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"R\/wasaare Xigeenka Dalka oo Weeraray Siyaasiyiinta Xanaaqsan + COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122846"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122849,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122846\/revisions\/122849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122848"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}