{"id":122894,"date":"2019-02-01T11:00:10","date_gmt":"2019-02-01T09:00:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122894"},"modified":"2019-02-01T11:00:10","modified_gmt":"2019-02-01T09:00:10","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD"},"content":{"rendered":"<p>Maalmaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Koonfur Galbeed, waxana Magaalada Baydhabo ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda.<\/p>\n<p>Afhayeenka Madaxtooyadda Koonfur Galbeed Nuuradiin Gacmo ayaa Risaala u sheegay in Madaxweynaha uu soo gabagabeeyay kulamadii watashiyadda ahaa, islamarkaana lagu dhawaaqi doono Wasiiradda.<\/p>\n<p>Wasiiradda cusub ee maamulka Koonfur Galbed ayaa lagu rajo weyn yahay in ay wax badan ka duwanaan doonaan Wasiiradii hadda joogay oo aad u badnaa.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-122894-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DHAGEYSO-Wararkii-ugu-dambeeyay-Magacaabista-Wasiiradda-Koonfur.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DHAGEYSO-Wararkii-ugu-dambeeyay-Magacaabista-Wasiiradda-Koonfur.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DHAGEYSO-Wararkii-ugu-dambeeyay-Magacaabista-Wasiiradda-Koonfur.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalmaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Koonfur Galbeed, waxana Magaalada Baydhabo ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay. Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda. Afhayeenka Madaxtooyadda Koonfur Galbeed Nuuradiin Gacmo ayaa Risaala u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122896,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maalmaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Koonfur Galbeed, waxana Magaalada Baydhabo ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay. Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda. Afhayeenka Madaxtooyadda Koonfur Galbeed Nuuradiin Gacmo ayaa Risaala u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-01T09:00:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/104872646_56878955-bca5-4f14-a76a-83288f69c4ca.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/104872646_56878955-bca5-4f14-a76a-83288f69c4ca.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-01T09:00:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/104872646_56878955-bca5-4f14-a76a-83288f69c4ca.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/104872646_56878955-bca5-4f14-a76a-83288f69c4ca.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD - Wardoon","og_description":"Maalmaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Koonfur Galbeed, waxana Magaalada Baydhabo ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay. Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda. Afhayeenka Madaxtooyadda Koonfur Galbeed Nuuradiin Gacmo ayaa Risaala u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-01T09:00:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/104872646_56878955-bca5-4f14-a76a-83288f69c4ca.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/104872646_56878955-bca5-4f14-a76a-83288f69c4ca.jpg","datePublished":"2019-02-01T09:00:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/104872646_56878955-bca5-4f14-a76a-83288f69c4ca.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/104872646_56878955-bca5-4f14-a76a-83288f69c4ca.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-magacaabista-wasiiradda-koonfur-galbeed-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay Magacaabista Wasiiradda Koonfur Galbeed +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122894"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122897,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122894\/revisions\/122897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122896"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}