{"id":122898,"date":"2019-02-01T12:42:46","date_gmt":"2019-02-01T10:42:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122898"},"modified":"2019-02-01T12:47:02","modified_gmt":"2019-02-01T10:47:02","slug":"mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Al Shabaab, kaasi oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya maalintii Arbacada aheyd, waxaana Mareykanka uu sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare.<\/p>\n<p>Warka ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya ay bartilmaameedsadeen deegaanka Shabeelley oo ka tirsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Taliska Mareykanka ayaa sheegay in howlgalka intii uu socday ay ka qeyb qaateen diyaaradaha aan duuliyaha la heyn ee Mareykanka.<\/p>\n<p>24 ka tirsan Al Shabaab ayaa lagu dilay duqeyntaasi, iyadoo uu burbur soo gaaray saldhiggii ay halkaasi ku lahaayeen Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Mareykanka waxaa ka go\u2019an sii wadista beegsiga Al Shabaab si ay uga hor tagaan dhibaatooyinka ay shacabka ku hayaan, iyadoo sidoo kale mar walba la xaqiijinayo in aan khasaare dhimasho iyo dhaawacba soo gaarin dadka rayidka ah\u201d. ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Taliska Mareykanka.<\/p>\n<p>Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa muddooyinkii dambe waxa ay kordhiyeen duqeymaha ay la beegsanayaan saldhigyada Shabaab ay ku leeyihiin Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Al Shabaab, kaasi oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya maalintii Arbacada aheyd, waxaana Mareykanka uu sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare. Warka ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya ay bartilmaameedsadeen deegaanka Shabeelley oo ka tirsan gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122901,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Al Shabaab, kaasi oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya maalintii Arbacada aheyd, waxaana Mareykanka uu sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare. Warka ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya ay bartilmaameedsadeen deegaanka Shabeelley oo ka tirsan gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-01T10:42:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-01T10:47:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/\",\"name\":\"Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-01T10:42:46+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-01T10:47:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan - Wardoon","og_description":"War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Al Shabaab, kaasi oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya maalintii Arbacada aheyd, waxaana Mareykanka uu sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare. Warka ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya ay bartilmaameedsadeen deegaanka Shabeelley oo ka tirsan gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-01T10:42:46+00:00","article_modified_time":"2019-02-01T10:47:02+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/","name":"Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359-1.jpg","datePublished":"2019-02-01T10:42:46+00:00","dateModified":"2019-02-01T10:47:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/20181120636782744814322996AlShabaab-drone-640x359-1.jpg","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saaray-duqeyn-ka-dhacday-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo War ka soo saaray Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122898"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122898"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122900,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122898\/revisions\/122900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122901"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}