{"id":122933,"date":"2019-02-02T18:02:41","date_gmt":"2019-02-02T16:02:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122933"},"modified":"2019-02-02T18:02:41","modified_gmt":"2019-02-02T16:02:41","slug":"daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay ku heyso dagaal dhaqaale iyo cunaqabateyn joogto ah.<\/p>\n<p>Khudbad uu ka jeediyay Munaasabadda Xuska Ciidamada Somaliland ayuu sheegay in tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo ay kala kulmayaan dagaalo, cunaqabateyn dhaqaale iyo dhibaatooyin kale.<\/p>\n<p>\u201cIllaa maalintii la doortay Farmaajo waxaa nagu socda weerar joogta oo qaawan, dhinac walba ayay ku hayaan Somaliland, dhaqaale dhaqaale, cunaqabateyn iyo Barobagaando joogto ah\u201dayuu yiri Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ku socoto meel aan la garaneyn, iyadoo duulaan ku ah maamul goboleedyadii ka tirsanaa, Qaramada Midoobey sida uu yiri.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horay u joojisay kaalmadii dhaqaalaha ee taakuleynta ee looga qoondeeyay barnaamijkii New deal, iyadoo Wasiirka Qorsheynta Jamaal Xasan Maxamed oo ka mid ah Wasiirada ugu awoodda badan warqad uu sanad ka hor qoray ku hor-istaagay in la cusbooneyso taageerada gaarka ah ee la siiyo Somaliland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_5Olonhjg7g\" width=\"850\" height=\"780\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay ku heyso dagaal dhaqaale iyo cunaqabateyn joogto ah. Khudbad uu ka jeediyay Munaasabadda Xuska Ciidamada Somaliland ayuu sheegay in tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo ay kala kulmayaan dagaalo, cunaqabateyn dhaqaale iyo dhibaatooyin kale. \u201cIllaa maalintii la doortay Farmaajo waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122934,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay ku heyso dagaal dhaqaale iyo cunaqabateyn joogto ah. Khudbad uu ka jeediyay Munaasabadda Xuska Ciidamada Somaliland ayuu sheegay in tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo ay kala kulmayaan dagaalo, cunaqabateyn dhaqaale iyo dhibaatooyin kale. \u201cIllaa maalintii la doortay Farmaajo waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-02T16:02:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-02T16:02:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inay ku heyso dagaal dhaqaale iyo cunaqabateyn joogto ah. Khudbad uu ka jeediyay Munaasabadda Xuska Ciidamada Somaliland ayuu sheegay in tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo ay kala kulmayaan dagaalo, cunaqabateyn dhaqaale iyo dhibaatooyin kale. \u201cIllaa maalintii la doortay Farmaajo waxaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-02T16:02:41+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/","name":"DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg","datePublished":"2019-02-02T16:02:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Muuse-Biixi-Cabdi.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-farmaajo-maalintii-la-doortay-illaa-maanta-cunaqabateyn-ayuu-nagu-hayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Biixi \u201cFarmaajo maalintii la doortay illaa maanta cunaqabateyn ayuu nagu hayaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122933"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122933"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122935,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122933\/revisions\/122935"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122934"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}