{"id":122946,"date":"2019-02-03T12:17:38","date_gmt":"2019-02-03T10:17:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122946"},"modified":"2019-02-03T12:17:38","modified_gmt":"2019-02-03T10:17:38","slug":"dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/","title":{"rendered":"Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen"},"content":{"rendered":"<p>Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Suuriya ugu yaraan 11 qof oo afar kamid ah ay caruur yihiin ayaa ku dhintay dhisme uu dagalka dalkaasi waxyeelleeyey oo ku dumay magaalada Aleppo.<\/p>\n<p>Hal canug oo kaliya ayaa ka badbaaday dhismahan oo ku dumay xaafadda ay fallaagadu haysan jireen ee Salaheddin, taas oo ay duqeeyeen ciidamada Suuriya iyo kuwa Ruushka kahor inta aanay la wareegin.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Suuriya ayaa goor horeba xoogga saaray dib u dhiska kaabayaasha aasaasiga ah.<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee AFP dhowr dhisme oo kale ayaa qarka u saaran in ay dumaan kuwaas oo kuyaal isla xaafadda Salaheddin.<\/p>\n<p>Xog aruurin uu sameeyey dayax gacmeedka ay leedahay Qaramada Midoobay ayaa tilmaamaysa in inkabadan 35,000 oo kamid ah dhismeyaasha magaalada ay waxyeello ba\u2019ani kasoo gaartay daggaalladii dalkaas ka dhacay.<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AFP dib u dhis an sidaas u badnayn oo ka socda xaafadaha qaar ah ayaa ah kuwo gaar loo leeyahay oo aanu dawladdu gacan ka gaysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Suuriya ugu yaraan 11 qof oo afar kamid ah ay caruur yihiin ayaa ku dhintay dhisme uu dagalka dalkaasi waxyeelleeyey oo ku dumay magaalada Aleppo. Hal canug oo kaliya ayaa ka badbaaday dhismahan oo ku dumay xaafadda ay fallaagadu haysan jireen ee Salaheddin, taas oo ay duqeeyeen ciidamada Suuriya iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122947,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Suuriya ugu yaraan 11 qof oo afar kamid ah ay caruur yihiin ayaa ku dhintay dhisme uu dagalka dalkaasi waxyeelleeyey oo ku dumay magaalada Aleppo. Hal canug oo kaliya ayaa ka badbaaday dhismahan oo ku dumay xaafadda ay fallaagadu haysan jireen ee Salaheddin, taas oo ay duqeeyeen ciidamada Suuriya iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-03T10:17:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/105459420_2076007d-d448-4f66-9863-d72bbbb82af5-500x281.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"281\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/\",\"name\":\"Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/105459420_2076007d-d448-4f66-9863-d72bbbb82af5-500x281.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-03T10:17:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/105459420_2076007d-d448-4f66-9863-d72bbbb82af5-500x281.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/105459420_2076007d-d448-4f66-9863-d72bbbb82af5-500x281.jpg\",\"width\":500,\"height\":281},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen - Wardoon","og_description":"Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Suuriya ugu yaraan 11 qof oo afar kamid ah ay caruur yihiin ayaa ku dhintay dhisme uu dagalka dalkaasi waxyeelleeyey oo ku dumay magaalada Aleppo. Hal canug oo kaliya ayaa ka badbaaday dhismahan oo ku dumay xaafadda ay fallaagadu haysan jireen ee Salaheddin, taas oo ay duqeeyeen ciidamada Suuriya iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-03T10:17:38+00:00","og_image":[{"width":500,"height":281,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/105459420_2076007d-d448-4f66-9863-d72bbbb82af5-500x281.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/","name":"Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/105459420_2076007d-d448-4f66-9863-d72bbbb82af5-500x281.jpg","datePublished":"2019-02-03T10:17:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/105459420_2076007d-d448-4f66-9863-d72bbbb82af5-500x281.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/105459420_2076007d-d448-4f66-9863-d72bbbb82af5-500x281.jpg","width":500,"height":281},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhisme-ku-dumay-suuriya-oo-dad-badani-ay-ku-dhinteen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122946"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122946"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122948,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122946\/revisions\/122948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122947"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}